Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Jun 15, 2020
Xildhibaannada Baarlamanka oo maanta ka shiraya sharci muhiim ah
Isniin, Juun 15, 2020 (HOL) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Villa Hargeysa, waana mid kamid ah kulamada billowga ah kalfadhigoodii ugu dembeeyay.
Qaar kamid ah mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa HOL u sheegay in ay ka doodi doonaan sharciga Nootaayooyinka dalka, kaas oo Xildhibaanadu usoo mariyeen akhrintii koowaad .
Xalay ayaa xildhibaannada loo diray farriimo, waxaana laga codsaday in ay dhowraan waqtiga.
Kalfadhigan hadda bilowga ah ayaa waxaa Baarlamanka Soomaaliya horyaalla shaqooyin badan oo muhiim u ah dalka.
Abdiaziz Ahmed Barrow, Hiiraan Online
[email protected]
Anisa Haji Muumin oo loo magacabay W/xigeen Gobolka Minnesota
6/15/2020 12:08 PM EST
JUUN 15 2020 (HOL)Hamse Warfa oo ah wasiirka kuxigeenka wasaarada Shaqada iyo Horumarinta Dhaqaalaha (DEED) ayaa inoo xaqiijey in la magacabay wasiir ku xigeen kale wasaaaradooda, Tasoo qaabilsanaan doonta Qaybta Arimaha Socdaalka iyo Qaxootiga, waxaana xilkaan qabanaya Anisa Haji Muumin oo ka mida dadka dagan gobolka Minnesota. Anisa ayaa mar ka ahayd wasiiir ka arimaha haweenka & Qoyska ee Dowlad goboleedka Sooomaaliyeed ee Puntland , anisa haji muumin waxay kaloo in badan ka shaqaynaysay arimah bulshada ee gobolkaan MN Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqo mawqif cusub oo DEED diirada saareysa ka caawinta dowladda gobolka isu keenida dadka dalkaan ku cusub, iyadoo la shaqayn doonta loo shaqeeyaha, dowladaha hoose, tabarucayaasha iyo la-hawlgalayaasha kale si loo abuuro bulsho horemar samaysa ayuu yiri Hamsa oo soo dhaweynaya Anisa Maanta, Anisa Hajimumin ayaa ka mid ahaan doonta kooxda hogaaminta ee DEED iyada oo ah Kaaliyaha Wakiilka Qaxootiga iyo Arimaha Qaxoontiga, waxuuna Hamsa sheegay inay buuxinayso baahi muddo dheer ka jirtay Minnesota. Anisa waxay u noqon doontaa khabiirka ugu horreeya ee gobolka ee arrimaha soogalootiga iyo arrimaha qaxootiga ee ka shaqeeya Siyad Said Salah Hiiraan Online MN
[email protected]
Madaxweyne Deni: Natiijo kasta oo kasoo baxda shirka Jabuuti nama qusayso
6/15/2020 7:31 AM EST
Isniin, Juun 15, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa maanta sheegay in aysan Puntland marnaba raali ka ahaandoonin natiijo kasta oo kasoo baxda shirka Jabuuti uga socda Soomaaliya iyo Somaliland.
Raysal Wasaaraha Ethiopia oo dib ugu laabtay dalkiisa kana hadlay muhiimada shirka Jabuuti
6/15/2020 6:23 AM EST
Isniin, Juun 15, 2020 (HOL) - Raiisel wasaaraha Ethiopia Dr. Abiy Ahmed ayaa maanta soo gabagabeeyey booqashadiisii uu ku joogay Jamhuuriyadda Jabuuti halkaas oo uu kaga qaybqaatey dib-u-heshiisiinta Soomaaliya iyo Somaliland.
Madaxweyne Deni oo maanta ka hadlaya gogasha madaxweyne Farmaajo dhigay Muqdisho iyo shirkii Jabuuti
6/15/2020 2:43 AM EST
Isniin, Juun 15, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta furaya kalfadhiga barlamaanka Puntland, xilli qaar badan oo katirsan golaha wasiiradda iyo saraakiil katirsan madaxtooyada laga helay cudurka Corona virus.
Madaxda Soomaaliya iyo Somaliland oo maalintii labaad kuwada hadlaya Jabuuti
6/15/2020 2:15 AM EST
Isniin, Juun 15, 2020 (HOL) - Waxaa maalintii labaad dalka Jabuuti ka dhacaya wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland oo ay ka qeyb-galayaan madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Muuse Biixi Cabdi, waxaana shirkaan looga hadlayaa aayaha midnimada labada dhinac iyo masiirka Soomaaliya.
Madaxweyne Farmaajo: Waxaa naga go’an in wadahadal maan furan oo miro dhal lagu xalliyo tabashada Soomaaliland
6/15/2020 2:13 AM EST
Isniin, Juun 15, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Dhab u heshiisiinta DFS iyo Soomaaliland ayaa tilmaamay maamuuska walaaltinimo ee ku xeeran wadahadalladan iyo himilada shacabka Soomaaliyeed ay u qabaan horumarka, nabadda iyo midnimada.
Militiriga Soomaaliya oo sheegay iney dileen seddex hoggaamiye oo Al-shabaab ah
6/15/2020 2:01 AM EST
Isniin, Juun 15, 2020 (HOL) - Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay dileen 13 dagaallame oo ka tirsan Al-shabaab kadib dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada hoose ee koofurta dalka, sida uu xaqiijiyay sargaal katirsan militiriga oo la hadlay wakaaladda wararka Shiinaha.
Somali News
Politicians warned not to incite violence on Wajir-Marsabit border
-
Daily Nation
6/15/2020 3:10 PM EST
The government has warned politicians from northern region against inciting violence among communities in the wake of the ongoing inter-clan clashes between two communities along the Marsabit-Wajir border.
MN DEED Names Anisa Haji As Assistant Commissioner for Immigrant and Refugee Affairs
-
MN DEED
6/15/2020 12:32 PM EST
Starting over in a new country is hard. A new language, a new culture, a new set of rules—so many that are unwritten. It’s overwhelming. When my family left Somalia for the refugee camps, we lost everything. When we left the camps and arrived in California, we lost everything again. Each time we had to start over.
DENI: Puntland won't recognize Somali-Somaliland talks without a seat at the negotiating table
-
HOL
6/15/2020 8:47 AM EST
Garowe (HOL) - The President of Puntland State of Somalia, Said Abdullahi Deni said in no uncertain terms on Monday that his government will not accept any outcome borne from the Djibouti Conference concerning Somalia and Somaliland.
Minneapolis police officers quit, cite lack of support in wake of George Floyd's death, protests
-
AP
6/15/2020 7:15 AM EST
MINNEAPOLIS – At least seven Minneapolis police officers have quit and another seven are in the process of resigning, citing a lack of support from department and city leaders as protests over George Floyd's death escalated.
Al-Shabaab releases 8th instalment of its propagandist film series
-
NDT
6/15/2020 7:02 AM EST
The Al-Katiba Media foundation, the external media department of the extremist outfit Al-Shabaab, has been releasing in parts a film series titled “And Be Harsh Against Them”. The ongoing film series has been depicting the attacks carried by Al-Shabaab on the Federal Government of Somalia (FGS) and the African Union Mission in Somalia (AMISOM) bases.
Covid-19 claims champion of Waikato's refugee community
-
RNZ
6/15/2020 6:56 AM EST
The Covid-19 pandemic claimed Waikato's much-loved and prominent refugee leader last month. Ismail Diriye Gamadid passed away in Mogadishu, Somalia on 25 May after a three-week struggle with Covid-19. He was on a humanitarian visit to flood victims in an area also affected severely by Covid-19.
AMISOM supports IDPs with Personal Protective Equipment against Coronavirus
-
AMISOM
6/15/2020 6:45 AM EST
Mogadishu – As part of efforts to support communities in its Areas of Responsibility, AoR, in the fight against COVID-19, the African Union Mission in Somalia (AMISOM), on Friday presented a range of personal protection and hygiene supplies to the Internally Displaced Persons (IDPs) and vulnerable civilians in the Banadir region.
CMA CGM bets on Africa’s inland logistics with AMI purchase
-
The Africa Report
6/15/2020 6:39 AM EST
CMA CGM is expanding its presence in Africa with the purchase of logistics provider AMI Worldwide, Mathieu Friedberg, CEO of CMA CGM’s CEVA Logistics unit, tells The Africa Report.
Somaliland’s Bihi defiant on statehood as talks with Somalia stall
-
HOL
6/15/2020 3:39 AM EST
NAIROBI (HOL) - Talks between Somalia and Somaliland Sunday faltered as both sides differed on the course of the dialogue with President Muse Bihi pushing for a two-state solution in the dispute between Mogadishu and Hargeisa.
Somali army kills 13 al-Shabab militants in southern region
-
Xinhua
6/15/2020 12:32 AM EST
Somali national forces on Saturday killed 13 al-Shabab militants in an offensive in the southern region of Lower Juba, a military officer confirmed on Sunday.
Sons of Somali city tycoon fight for his property
-
The Star
6/15/2020 12:18 AM EST
The sons of elderly city tycoon Yussuf Adan are locked in a bitter battle for the control of his vast business empire estimated to be worth over Sh10 billion.
Egypt: Ethiopia rejecting 'fundamental issues' on Nile dam
-
Aljazeera
6/15/2020 12:11 AM EST
Ethiopia wants to fill dam's reservoir in coming weeks but Egypt says that could significantly reduce its Nile water.
France says Turkey conduct in Libya 'unacceptable'
-
Arab News
6/15/2020 12:06 AM EST
PARIS: France on Sunday slammed Turkey's "aggressive" intervention in the Libya conflict as unacceptable, accusing its fellow NATO member of violating a UN arms embargo and sending half a dozen ships to the war-torn country's coast.