Sabti, Juun 13, 2020 (HOL) - Waxaa maanta maxkamad ku taalla Gobolka Banaadir kasoo muuqday shaqaale ka tirsan wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, kuwaas oo loo haaysto eedo la xiriira Musuq maasuq.
newsinsideDadka lasoo taagay maxkamadda ayaa waxaa kamid ah agaasimihii wasaaraddaas iyo agaasima waaxeedyo loo haaysto lunsashada hantida wasaaradda, gaar ahaa xilliyadii uu bilowga ahaa COVID-19.
Shaqaalaha ka tirsan wasaaradda caafimaadka ee loo haaysto musuqa ayaa muddo xirnaa, waxaana la eegayaa cadaaladda ay ka helaan garsoorka dalka.
Walow dadka qaar ay xariggooda ku micneeyeen arrimo salka ku haya is-fahmi waa ' dhinaca siyaasadda ah .

Abdiaziz Ahmed Barrow, Hiiraan Online