
newsinsideWasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Fowziya Abikar Nuur ayaa shaacisay in 25 ka mid ah kiisaskan laga helay Somaliland, halka 13 laga helay gobolka Banaadir, 8 Galmudug, 5 Puntland iyo labo Jubbaland.
Soddon iyo afar ka mid ah kiisaska cusub waxay yihiin lab ah halka 27 ay dumar yihiin.
Waiirka caafimaadka waxay sheegtay in ay 26 qof ka bogsadeen cudurka. Halka ay sheegtay in aysan jirin wax dhimasho ah.
Tirada guud ee soo kabashada ka dhigeysa 532 qof, halka dhimashada guud ay gaartay 85 qof.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]