Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Jun 10, 2020
Puntland oo ka hadashay mowqifkeeda doorashooyinka Soomaaliya 2020/2021
Arbaco, Juun 10, 2020 (HOL) - Puntland ayaa soo dhoweeysay baaqii kasoo baxay aqalka sare ee ahaa in bisha june 25-keeda la iskugu yimaado shir wadatashi oo degdeg ah oo looga tashanayo doorashada Soomaaliya 2020/2021.
Puntland waxay sidoo kale sheegtay inay ay ka qeybgalidoonin shir wadatashi oo qorshaysan kadib dhegaysiga barlamaanka Soomaaliya warbixinta guddiga doorashooyinka oo ay kaga walaacsan yihiin in guddigu barlamaanka horgeeyo muddo kororsi.
Puntland waxay sidoo kale sheegtay inay ka baxday guddigkii farsamada ee lagu dhisay shirarkii dowladda federalka iyo dowlad goboleedka.
Halkaan hoose ka akhriso warsaxafaadeedka Puntland.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Mareykanka oo taageeray go'aankii Aqalka sare ee Soomaaliya
6/10/2020 3:59 PM EST
Arbaco, Juun 10, 2020 (HOL) - War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Mareykanka ayaa lagu taageeray hadalkii dhowaan kasoo baxay Guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya ee ahaa in kulan deg deg ah oo looga arrinsanayo xaaladda dalka iyo kala guurka siyaasadeed.
Midowga Afrika oo xaqiijiyay in dad rayid ah ciidanka AMISOM ku dileen gobolka Shabeeladda hoose
6/10/2020 8:29 AM EST
Arbaco, Juun 10, 2020 (HOL) - Midowga Afrika ayaa sheegay weerar gaadmo ah oo Al-shabaab ku qaadeen ciidamo katirsan AMISOM oo ku safrayay aagga Waqooyi Bari ee Janaale, ee gobolka Shabeellaha Hoose in uu ka dhashay khasaare rayid ah.
Somaliland: Dowladda Federaalka Soomaaliya wax shaqo ah kuma lahan xidhiidhka nagala dhexeeya Imaaraatka
6/10/2020 8:08 AM EST
Arbaco, Juun 10, 2020 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay hadaladii ka soo yeeray Wasiirka Arimaha Dibada ee Soomaaliya, iyadoo sheegtay dowladda Soomaaliya inay isku dayayso inay carqaladeyso xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya Somaliland iyo dowlada Imaaraadka carabta.
Hirshabeelle oo soo dhoweysay warkii shalay kasoo baxay Aqalka sare
6/10/2020 6:06 AM EST
Arbaco, Juun 10, 2020 (HOL) - War qoraal ah oo ka kooban afar qodob oo kasoo baxay Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa lagusoo dhoweeyay go’aankii kasoo baxay aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya kaas oo ku aaddanaa in ay isi-soo hor fadhiistaan madaxweynayaasha Maamul Goboledyada dalka iyo madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya.
Booliska magaalada Beledweyne oo hor istaagay bannaan-bax lagu taageeri lahaa hadalkii dhowaan uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyay Baarlamanka
6/10/2020 4:07 AM EST
Arbaco, Juun 10, 2020 (HOL) - Taliska Booliska Beledweyn iyo maamulka Gobolka Hiiraan ayaa maanta hor istaagay bannaan bax la doonayay in lagu taageero madaxweyne Maxamed Cabduulaahi Farmaajo, kaas oo la filaay in uu ka dhaco magaaladaasi.
Jubbaland oo taageertay shirka wadatashiga qaran ee uu ku baaqay Aqalka Sare
6/10/2020 2:23 AM EST
Arbaco, Juun 10, 2020 (HOL) - War saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa looga hadlayay shirar wadatashi ah oo ay qadka internetka ku yeesheen..
Somali News
Ethiopia: Upper house of parliament elects new speaker
-
Anadolu Agency
6/10/2020 5:21 PM EST
The upper house of Ethiopia’s parliament elected a new speaker on Wednesday. A majority of members of the House of Federation voted......
Kenya vs. Djibouti: Who will represent Africa on the UN Security Council?
-
DW
6/10/2020 2:39 PM EST
From Kenya's perspective, it seemed like they already had it in the bag: In a secret ballot in February, the member states of the African Union (AU) nominated Kenya to take one of three African seats on the United Nations (UN) Security Council, which will become vacant in January 2021.
Set aside differences for National good, Senate tells Farmaajo, regional leaders
-
HOL
6/10/2020 8:21 AM EST
MOGADISHU (HOL) -The Senate has called on the country’s leadership to set aside political differences and come together to address pressing issues in the country.
US tells President Farmaajo to ‘urgently’ engage FMS leaders
-
HOL
6/10/2020 2:54 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The US has called for an urgent resumption of talks between the Federal Government and Federal Member States to address pressing national issues such as elections, debt relief and COVID-19 response.
MPLS police investigating Facebook posts believed to be by officer that mock protesters, encourage looting Cedar-Riverside
-
Star Tribune
6/10/2020 2:26 AM EST
Minneapolis police have opened an internal affairs investigation after a string of recent Facebook posts purportedly from a police officer mocked protesters and encouraged looting in a neighborhood that is home to much of the city's Somali population.
FM Awad: Somalia will defend her sovereignty against DP World encroachment
-
HOL
6/10/2020 2:14 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia's Foreign Minister has blasted Dubai-based DP World in an interview with Saudi-owned Al-Arabiya TV, accusing the logistics giant of violating Somalia's sovereignty by doing business in her territories without the expressed consent of the Federal Government.
Mobile camel libraries keep children from forced labour
-
Reuters
6/10/2020 12:55 AM EST
ADDIS ABABA - In a remote part of Ethiopia, one charity has come up with a novel way of protecting children off school because of the coronavirus pandemic from forced labour - camels bearing books.
Bush Foundation announces four immigrants from Minnesota as new 2020 fellows
-
Sahan Journal
6/10/2020 12:50 AM EST
Four Minnesota residents from immigrant backgrounds received the 2020 Bush Foundation fellowships to create more equity and inclusion in their respective fields.
Ilhan Omar deconstructs the idea of the American utopia
-
Jezebel
6/10/2020 12:36 AM EST
“If you are destined to die, it doesn’t matter how far you travel—you will die. Nothing is permanent, and that fact made me really angry,” Ilhan Omar writes in the opening chapters of her memoir This Is What America Looks Like: My Journey from Refugee to Congresswoman. In this particular passage,
KDF Somalia war refunds fall 33pc as Covid-19 gobbles cash
-
Businessdailyafrica
6/10/2020 12:31 AM EST
Cash reimbursed to Kenya for its troops fighting Al-Shabaab militia in Somalia by the European Union (EU) and its partners in the first 10 months of the current financial year declined by a third amid the ongoing fight against global Covid-19 pandemic and Nairobi’s gradual withdrawal of the forces.
Over 200 title deeds issued on Lamu-Somalia border
-
The Star
6/10/2020 12:29 AM EST
The Lamu government has issued over 200 title deeds to residents of Kiunga village on the Lamu-Somalia border.
Minneapolis riots have refugees thinking about unrest they fled
-
Star Tribune
6/10/2020 12:23 AM EST
As Twin Cities refugees watched the riots following George Floyd’s killing, the violence triggered memories of chaotic scenes in the countries they fled for Minnesota.
Wajir MP wants stimulus funds shared urgently
-
Daily Nation
6/10/2020 12:15 AM EST
Wajir South MP Mohamud Omar wants the government to fast track the distribution of the economic stimulus funds to the grassroots.