4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, July 7 , 2020
Madasha Xisbiyada oo dhaweeyay shirka Dowlad Goboleedyada ee Dhuusomareeb ka furmaya
 

Talaado, July 7, 2020 (HOL) - Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhaweeyay shirka dowlad Goboleedyada Dalka ee 9-ka bisha lagu qabanayo magaalada Dhuusamareeb.

Waxay sidoo kale sheegeen inay inay ka xunyihiin baaqashada shirkii dowladda federalka iyo dowladdaha xubnaha ka ah, iyagoo ku dhalleeceeyay dowladdu inay ku fashilantay hoggaaminta dalka.

Halkan hoose ka aqriso War-Murtiyeedka Madasha Xisbiyada.


Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]