War murtiyeed lagasoo saaray shirkii Dhuusomareeb uga socday dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada



Arbaco, Luulyo 22, 2020 (HOL) - War murtiyeed ayaa lagasoo saaray shirkii Dhuusomareeb uga socday dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada, kaasoo looga hadlayay arimaha doorashada soo socota ee la isku khilaafsanaa.

newsinsideMadaxda Soomaalida ayaa isku af-gartay doorasho waqtigeedii ku dhacda oo lagu wadda qanacsan yahay.

Halkaan hoose ka akhriso mwar murtiyeedka shirka kasoo baxay:-



Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]