4/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, Jan 31, 2020
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo ka hadashay cudurka dillaaga ah ee CORONAVIRUS
 

Jimco, Janaayo, 31, 2020 (HOL)- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadu ayaa bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay dadaalada ku aadan cudurka coronavirus oo laga xaqiijiya 18 dal oo dunida ku kala yaal.

Wasaaraddu waxay sheegtay inay had-iyo-jeer ku guda-jirto gudashada waajibaadkeeda qaran si walba oo ay xaaladuhu u adkaadaan.

Halkaan hoose ka akhriso war murmtiyeed wasaaradda kasoo baxay.






Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]