Hiiraan Online
4/20/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Jimco, Jan 24, 2020
Qaar kamid ah murashixiinta Galmudug oo sharuud ku xiray inay ka qeyb galaan doorashada madaxtinimada Galmudug
Jimco, Janaayo, 24 2020 (HOL)- Afar kamid ah murashixiinta xilka madaxtinimada Galmudug ayaa sharuud ku xiray inay ka qeyb galaan doorashada tartanka madaxtinimada maamulka Galmudug ee dhawaan dhacaysa.
Murashixiinta oo caawa soo saaray warsaxaafadeed ayaa ku baaqay in la xalliyo khilaaf kasta oo wiiqi kara midnimada Galmudug iyo in maamul lagu midaysan yahay uu kasoo baxo dadaalada ka socda Galmudug.
Halkaan hoose ka aqriso warsaxaafadeedka murashixiinta.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]