Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Feb 25, 2020
Jubbaland: Dowladda federalka waxay faro galin siyaasadeed iyo qalqal amni ka wadaa gobolka Gedo
Talaado, Feberaayo, 25,2020 (HOL)- Dawlad goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed ka soo saartay fara galin siyaasadeed iyo khal khal galinta amni oo ay ku eedeeyeen dawladda federaalka dalka in ay ka wado gobolka Gedo.
Jubbaland waxay sheegtay faro galintaas inay ka dhasheen dhibaatooyin badan iyo go'doomin lagu sameeyay shacabka, taasoo keentay in ay daryeel caafimaad darro u geeriyoodeen bukaano laga hor istaagay inay safar u aadaan Muqdisho.
Waxaa jubbaland sheegtay in Alshabab si fudud danahooda uga fushadaan gobolka Gedo kuna dileen dad masuuliyiin ah, kadib markii ay sheegtay in dowladda federalka ciidankii amniga u adeegsatay dano siyaasadeed oo gaar ah.
Halkaan hoose ka akhriso.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Maraykanka oo shaaciyay inuu dilay maskaxdii ka dambeysay weerarkii saldhiga Maraykanka ee Kenya
2/25/2020 3:05 PM EST
Talaado, Feberaayo, 25,2020 (HOL)- Dowladda Maraykanka ayaa xaqiijisay sarkaal katirsan Alshabab oo duqayn lagu la dilay bishii Febraayo 22 in uu xidhiidh lahaa weerarkii saldhiga Maraykanka ee Maraykanka (Manda Bay.)
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo xarigga ka jaray xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo dib u dhis lagu sameeyay
2/25/2020 1:53 PM EST
Talaado, Feberaayo, 25,2020 (HOL)- Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Xildhibaan Sadiq Xirsi Warfa ayaa maanta si wadajir ah xarigga uga jaray dhismaha xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo dib u dhis ballaaran lagu sameeyay, kaddib weerar ay sannadkii hore halkaa ka geysteen kooxda Al-Shabaab.
Wasiir ku xigeenkii caafimaadka Iiraan oo qaaday cudurka coronavirus
2/25/2020 9:23 AM EST
Talaado, Feberaayo, 25,2020 (HOL)- Wasiir ku xigeenkii caafimaadka dalka Iiraan ayaa qaaday cudurka 'coronavirus', xilli dalkaas uu la halgamayo mid ka mid ah faafitaankii ugu darnaa cudurka ka dillaacay Shiinaha.
Madaxweynihii hore ee dalka Masar Xusni Mubaarak oo geeriyooday
2/25/2020 7:19 AM EST
Talaado, Feberaayo, 25,2020 (HOL)- Madaxweynihii hore ee dalka Masar Mohamed Hosni Mubarak ayaa geeriyooday maanta oo talaado ah isagoo jira da'da 91, kadib sanado uu xanuunsanaa, sida ay sheegeen warbaahinta gudaha.
Khilaafka saraakiisha Al-shabaab oo salka ku haya arrimo dhaqaale iyo kacdoon qabiiil
2/25/2020 7:16 AM EST
Talaado, Feberaayo, 25,2020 (HOL)- Warbixinno lagasoo xigtay sirdoonka ayaa muujinaya in hoggaamiyeyaasha kooxda Al-shabaab ay isku khilaafeen qaab qabiil iyo wadaagida kheyraadka.
James Swan: ciidamada la geeyay Gedo waxay abuureen xiisad
2/25/2020 2:56 AM EST
Talaado, Feberaayo, 25,2020 (HOL)- Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan ayaa sheegay ciidamadii dhawaan dowladda federalku geysay gobolka Gedo in ay abuureen xiisado colaadeed.
Maamulihii shirkadda Hormuud ee degmada Jilib oo ku dhintey duqeyn ay geysteen diyaaradaha Mareykanka
2/25/2020 1:48 AM EST
Talaado, Feberaayo, 25, 2020 (HOL)- Duqeyn ay degmada Jilib ka geysteen diyaradaha Mareykanka ayaa lagu waramayaa in lagu dilay maamulihii shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee degmada sida uu warbaahinta u sheegay Cadnaan Xaaji Cali oo ka tirsan saraakiisha sar sare ee Shirkadda.
Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Baardheere oo la dilay
2/25/2020 1:27 AM EST
Talaado, Feberaayo, 25,2020 (HOL)-Wararka ka imanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab halkaak u dileen saddex mas'uul oo ka tirsan maamulka degmada Baardheere.
Somali News
New data shows the U.S military is severely undercounting civilian casualties in Somalia
-
The Intercept
2/25/2020 1:49 PM EST
DURING THE FIRST six months of 2019 alone, U.S. Africa Command tracked seven reports of American and allied attacks in Somalia that allegedly killed or wounded at least 18 civilians, according to internal AFRICOM documents obtained by The Intercept.
Three district officials killed in suspected Shabaab attack in Bardheere
-
HOL
2/25/2020 7:00 AM EST
BARDHEERE (HOL) _ Three district officials were killed Monday night in Bardheere district in Gedo region in what local government officials said was an Al-Shabaab attack.
Hosni Mubarak: Former Egyptian President dies aged 91
-
BBC
2/25/2020 6:55 AM EST
Former Egyptian President Hosni Mubarak – ousted by the military in 2011 – has died in Cairo at the age of 91.
Military court jails two for robbery, attempts to kill a soldier in Mogadishu
-
HOL
2/25/2020 5:35 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Two men were sentenced to five and eight years in jail Tuesday by a military court in Mogadishu after they were found guilty of robbery and attempt to kill a soldier.
UN envoy urges Somalia's leaders to work together
-
AP
2/25/2020 3:24 AM EST
The U.N. envoy for Somalia urged the country´s leaders on Monday to take "bold steps" to ensure that 2020 sets the fragile Horn of Africa country on a trajectory to peace and stability, not more political division and increasing extremism.
Universal vote in Somalia at stake over row among leaders and contentions in Electoral Law-UN envoy
-
HOL
2/25/2020 2:28 AM EST
NEW YORK (HOL) - UN envoy to Somalia James Swan has warned the prospects of a universal vote in Somalia this year are thinning out owing to absence of dialogue among leaders and unaddressed issues in the newly passed electoral law.
Washington pledges $1 billion for coronavirus vaccine as pandemic risks grow
-
Reuters
2/25/2020 12:16 AM EST
BEIJING/WASHINGTON (Reuters) - U.S. President Donald Trump will seek $2.5 billion from Congress to fight the coronavirus epidemic and U.S. and South Korean militaries are considering scaling back joint training as the virus spreads in Europe and the Middle East.
Child described threatening to kill 12-year-old refugee who drowned, inquest told
-
The Guardian
2/25/2020 12:07 AM EST
‘If you don’t get into the water I’m going to kill you,’ Shukri Abdi was allegedly told