Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Feb 23, 2020
7 qof oo ku dhintay dhul giriir ku dhuftay dalka Turkiga
Axad, Federaayo, 23, 2020 (HOL)- Ugu yaraan todobo qof ayaa ku dhintey shan kalena waa ay dhaawacmeen markii uu dhulgariir ku dhuftay dalka Turkiga gaar ahaan gobolka xadka ay la leeyihiin Iran, sida ay mas'uuliyiintu sheegeen.
Dhul gariir ayaa cabirkiisu ahaa 5.7-magnitude, waxaana sidoo kale laga dareemay gobolka Van ee Turkiga.
Dhismooyinka qaar ayaa burburay dad badanna waxay ku go'doonsan yihiin burburka, Wasiirka Arimaha Gudaha ee Turkiga Suleyman Soylu ayaa shirkiisa jaraa'id ku sheegay.
Wuxuu intaas ku daray in kooxaha baadi goobka iyo samatabbixinta loo direy gobolka uu dhul gariirku ka dhacay.
Dhulgariir xoog badan ayaa ku dhuftay bariga Turkiga horaantii sanadkan kaas oo sababay dhimashada 41 qof halka ay ku dhaawacmeen 1,600 oo kale.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay duqayn ka fulisay magaalada Dujuumo oo ku dhow Bu'aale
2/23/2020 3:58 PM EST
Axad, Federaayo, 23, 2020 (HOL)- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Ciidanka Mareykan ee taliska fadhigiisa Afrika (AFRICOM) ayaa cirka ka duqeeyey mintidiinta Al-shabaab meel u dhaw magaalada Dujuuma ee Soomaaliya.
Shirkii beesha Mudulood oo laga soo saaray war murtiyeed
2/23/2020 3:48 PM EST
Axad, Federaayo, 23, 2020 (HOL)- Shirweynaha beesha Mudulood ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waana shirkii ugu horeeyay iyadoo loo dhan yahay ay beeshu isugu timaado muddo dheer kadib.
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay mutadawiciinta Joogtada ah ee Ololaha Isxilqaan
2/23/2020 12:30 PM EST
Axad, Feberaayo, 23, 2020 (HOL)-Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay mutadawiciinta hormuudka u ah Olalaha Isxilqaan ayaa ku dhiirrigeliyey in ay kordhiyaan dadaalkooda si degdeg loogu soo gabagabeeyo dib u dhiska Caasimadda, looguna gudbo wajiga labaad ee Olalahan oo lagu hormarinayo guud ahaan gobollada dalka.
Dowladda Soomaaliya iyo WFP oo heshiis is-fahan ah kala saxiixday
2/23/2020 4:26 AM EST
Axad, Federaayo, 23, 2020 (HOL)- Dowladda Soomaaliya iyo Barnaamijka Cuntada Aduunka ee loo soo gaabiyo (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis is faham ah kaas oo Dalka dhan loogu sameynayo xarumaha digniinaha xilliga hore ee halis-wadareedyada.
Ethiopia oo siidaynaysa warbixin kumeel gaar ah oo ku saabsan shilkii diyaaradeed ee sanadkii hore
2/23/2020 3:57 AM EST
Axad, Federaayo, 23, 2020 (HOL)- Ethiopia ayaa qorshaynaysa inay siidayso warbixin ku meel gaadh ah oo ku saabsan shilkii diyaaradeed oo ay ku dhinteen 157 rakaab ah iyo shaqaale, ka hor sanadguurada koowaad ee shilka bisha soo socota.
Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir '' Carruurta waa in loo helaan Xabsi aan aheyn kan dadka waaweyn lagu xiro
2/23/2020 1:00 AM EST
Axad, Federaayo, 23, 2020 (HOL)- Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Muuse Macalin Maxamed oo khudbad ka jeedinayay munaasabad lagu maamuusayay maalinta aas-aaska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in xabsiyada dalka qaarkood lagu arko carruur da'yar oo la xiran dad ka da'weyn.
Somali News
The battle in Mogadishu: the biggest failure of the elite special forces USA
-
Global News
2/23/2020 12:09 PM EST
History 22/02/20/f Drop black astramarine in Mogadishu: the biggest failure of the elite special forces of the U.S.
Djibouti bank distances itself from 'fake' bank
-
The Star
2/23/2020 10:03 AM EST
A leading bank in Djibouti has written to the Central Bank of Kenya raising concerns of what it fears to be scheme to defraud Kenyans using its name and logo.
Abiy’s bid to reconcile Somalia hits a wall
-
East African
2/23/2020 9:33 AM EST
photoj1Ethiopia’s Prime Minister Abiy Ahmed has a mountain to climb in his latest bid at mediation between Somaliland and Somalia. A proposal this week to have Dr Abiy accompany Somalia's President Mohamed Abdullali Mohamed alias Farmaajo to visit Somaliland’s President....
AMISOM trains Somali police officers in community policing
-
AMISOM
2/23/2020 7:18 AM EST
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has completed a week-long training workshop to enhance the skills of the Somali Police in crime prevention through community policing.
Banaadir judge urges government to build detention centres for juvenile suspects
-
HOL
2/23/2020 7:08 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Banaadir Regional Court judge Muse Moalim Mohamed has called on the government to build juvenile detention centres noting it was improper to keep underage suspects with adults.
Slovakia effectively bans Islam from country, forbids mosques
-
Remix News
2/23/2020 12:22 AM EST
Since 2016, Slovak legislation makes it impossible for Islam to become a state-recognized religion.
Turkey sets up mechanism to explore oil, gas and mining opportunities in Somalia
-
Nordic Monitor
2/23/2020 12:19 AM EST
The Turkish government is moving to exploit oil, gas and mining prospects in Somalia by establishing a mechanism that will allow both private and state-owned companies to explore energy opportunities in the country, which is strategically located in the Horn of Africa.
Mossad chief, Israeli army general met with Qatari intel in Doha: Correspondent
-
Al Arabiya
2/23/2020 12:10 AM EST
The director of the Israeli Mossad and an army general in charge of the Israeli army southern operations conducted a secret visit to Doha earlier this month and met with the head of Qatari intelligence,