Talaado, December, 08, 2020 (HOL) -8 xildhibaan oo katirsanaa barlamaanka dowlad goboleedka Puntland, kuwaas oo dhawaan xasaanadii laga xayuubiyay ayaa dowladda federalka Soomaaliya iyo beesha caalamka u gudbiyay dacwad ka dhan ah madaxweyne Deni.
newsinsideWaxay ku eedeeyeen inuu soo abaabulay mooshin sharci darro ah oo iyaga xilka loo xayuubiyay, iyagoo sheegay in loogu hanjabay maxkamadayn iyo xarig sharci darro ah.
Waxay ku eedeeyeen madaxweyne Deni inuu faro galiyay shaqada golaha sharci dajinta uuna ku tuntay isla xisaabtankii dastuuriga ahaa iyo madax banaanida hayadda garsoorka oo uu ka dhigtay kuwa isaga rabitaankiisa ku shaqeeya.
Halkaan hoose ka akhriso bayaankaa xildhibaanada.