Wasiirka ganacsiga Soomaaliya oo kala diray rugta ganacsiga Soomaaliyeed

 

Isniin, December, 28, 2020 (HOL) - Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha dowladda federalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u kala diray Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, Sida uu sheegay markii uu arkay xaaladda cakiran ee cuuryaaminta horumarka ganacsiga Soomaaliya.

newsinsideWasiirka ganacsiga ayaa magacaabay guddi kumeel gaar ah oo howshooda tahay sii wadida xil howleedka rugta Ganacsiga iyo diyaarinta doorashada maamul hufan oo ay yeelato Rugta Ganacsiga.

Halkaan hoose ka akhriso.



Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]