Khamiis, December, 17, 2020 (HOL) - Somaliland ayaa maanta joojisay tartan kubada cagta ah oo lagu waday in loo qabto hablaha 6 gobol oo katirsan Somaliland.
newsinsideQoraal kasoo baxay wasaaradda diinta iyo aw-qaafta Somaliland ayaa lagu sheegay in tartankaan uu baalmarsan yahay diinta iyo dhaqanka.
Wasaaraddu waxay sheegtay in ay tartankaas ay oogolayd in lagu qabto goobo asturan oo aysan raggu daawanayn.
Halkaan hoose ka akhriso qoraalka wasaaradda.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]