Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Dec 14, 2020
Dad lagu tuhmayo weerarkii 9 -kii bishan lagu dilay saraakiisha oo la qabtay
Isniin, December, 14, 2020 (HOL) - Guddi loo saaray dhawaan in ay baaritaan ku sameeyaan saraakiishii dhawaan lagu laayay weerar dhab-gal ah oo ka dhacay gobolka Galguduud ayaa soo saaray war hor dhac ah.
Cabdi Maxamed Jaamac ( Waayeel ) Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug oo ka mid ah guddigan ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen ciidamada lagu soo qab qabtay dad la tuhusan yahay in ay ku lug lahaayeen dhacdada dilka saraakiisha.
''Saraakiisha la dilay waxaa ay ahaayeen kuwo u shaqeynayay Qaranka, waxaa naga go'an in ay soo qabanno kuwii ka danbeeyay weerarka si cadaallada loo horkeeno ayuu yiri Wasiirka.
Taliska ciidanka militariga Soomaaliya ayaa dhacdadaasi ku tilmaamay mid aan sal iyo raad ku laheyd aano Qabiil iyaga oo taa badalkeeda sheegay in weerarkan ka danbeeyeen kooxda Al-shabaab.
Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]
Raysal Wasaare Rooble: Howlihii aan Puntland u nimid guul ayay noogu dhamaadeen, inta dhiman waan dhameystiraynaa
12/14/2020 9:55 AM EST
Isniin, December, 14 2020 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir Airport ee Garoowe ku sagootiyey Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble.
Wasiir Faratoon '' Nama qusey-nayo khilaafka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya
12/14/2020 8:37 AM EST
Isniin, December, 14, 2020 (HOL) - Iyadoo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu wada-hadallo kula leeyahay magaalada Nairobi madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayuu sheegay Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Faratoon in marnaba dhinacooda aysan quseyn khilaafka ka dhaxeeya labada dal Soomaaliya iyo Kenya.
Madaxweynaha Kenya oo marti galiyay shir labo geesood ah oo u dhexeeya Kenya iyo Somaliland
12/14/2020 6:07 AM EST
Isniin, December, 14 2020 (HOL) - Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa maanta marti galiyay wada hadalo laba geesood ah oo u dhaxeeyay Kenya iyo wafdigii ka socday Somaliland ee uu hogaaminayay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Maxkamada sare Puntland oo ayiday go'aankii xasaanada looga qaaday 8 xildhibaan oo katirsanaa barlamaanka Puntland
12/14/2020 5:56 AM EST
Isniin, December, 14 2020 (HOL) - Maxkamada sare Puntland ayaa xukun kama dambays ah kasoo saartay dacwada siddeed xildhibaan oo katirsanaa barlamaanka Puntland, kuwaas oo horaantii bishaan xasaanadii laga qaaday.
Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo heshiis la'aan uga ambo baxaya Puntland
12/14/2020 5:36 AM EST
Isniin, December, 14 2020 (HOL) - Raysal Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka tagaya magaalada Garowe, iyadoo aysan jirin wax heshiis ah oo laga garay khilaafkii dhinaca doorashada ee kala dhaxeeyay Puntland.
Olole loogu magac daray soo bandhigida xaqiiqada tahriibka iyo dhibaatada uu u geystay dhalinta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Qaahira
12/14/2020 1:36 AM EST
Isniin, December, 14 2020 (HOL)- Olole loogu magac daray soo bandhigida xaqiiqda tahriibka (Telling The Real Story TRS), iyo mahadhada uu ku reebay bulshada Soomaaliyeed, ayaa ka billowday magaalada Qaahira ee dalka Masar.
Qarax Muqdisho lagula eegtay ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM
12/14/2020 12:48 AM EST
Isniin, December, 14 2020 (HOL)-Qaraxan oo jugtiisa siweyn looga maqalay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay isgoyska Fagax iyo wadada aada dhinaca xaafadda Jamhuuriya oo ka tirsan dgmada Kaaraan
Somali News
Explosion, Shooting Reported in Mogadishu, Somalia
-
Sputnik
12/14/2020 10:33 AM EST
A loud explosion and subsequent shooting were heard in Mogadishu, according to the Somali Guardian.
Xi calls for closer BRI cooperation with Somalia
-
Xinhua
12/14/2020 10:22 AM EST
Chinese President Xi Jinping said Monday that he is ready to work with Somali President Mohamed Abdullahi Mohamed to enhance bilateral cooperation within the framework of the Belt and Road Initiative (BRI) for the benefit of the people of both countries.
Uhuru receives Somaliland President Musa Abdi at State House
-
The Star
12/14/2020 10:13 AM EST
President Uhuru Kenyatta has hosted bilateral talks between Kenya and Somaliland delegation led by President Musa Bihi Abdi at State House on Monday.
Somalia takes case against Kenya to IGAD as Bihi meets Kenyatta
-
HOL
12/14/2020 6:06 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somalia said Sunday it is engaging the regional bloc IGAD to resolve the ongoing diplomatic disputes with its neighbour Kenya as the two countries go on a diplomatic offensive against each other.
In second term, Rep. Ilhan Omar focuses on pushing Biden on progressive agenda
-
Star Tribune
12/14/2020 12:29 AM EST
President-elect Joe Biden was not U.S. Rep. Ilhan Omar's first choice to lead her party, but she has a few requests for him now that he is.
Somalia, UN vow to hasten universal health coverage
-
Xinhua
12/14/2020 12:22 AM EST
Somalia and the United Nations (UN) on Saturday renewed commitment to accelerate efforts to provide universal health coverage (UHC) for all Somalis.
Somalia threatens to sever ties with Kenya over election dispute
-
The Standard
12/14/2020 12:17 AM EST
Somalia President Mohamed Farmaajo wants to slap Kenya with more stringent diplomatic restrictions if Nairobi continues with what he terms political interference in the February elections.
Gun battle erupts between Kuwaiti citizens and Somali expats
-
Gulf News
12/14/2020 12:11 AM EST
Incident took place outside a mosque in the governorate of Al Jahara
Panic at Kenya-Somalia border as Shabaab militants sighted
-
The Star
12/14/2020 12:05 AM EST
Dozens of Somalia’s al Shabaab militants have crossed into Kenya, causing fear among residents of Amuma and Hemey regions of Garissa county.