Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Jimco, Aug 28, 2020
Maamulka Jubaland oo ka hadlay duqeymo ka dhacay duleedka Bu'aale
Jimco, Agoosto 28, 2020 (HOL) - Sida uu warbaahinta u sheegay wasiirka warfaafinta maamulka Jubaland Cabdi xuseen Shiikh oo ka hadlay duqeymo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno ka tirsan Jubbooyinka ayaa waxa uu ku sheegay in waxyeello ugu geysteen Al-shabaab.
Duqeymaha oo ay wada-jir u fuliyeen ciidamada maamulkaas iyo dhinacyada taageera ayaa waxa uu shaaciyay in hadafkii laga lahaa lagu guuleystay.
Wasiirka warfaafinta Jubaland ayaa tilmaamay in duqeymaha ay ka dhaceen deegaanno hoostaga degmada Bu'aale ee Jubbada dhexe. Waxa uu intaa ku daray in aysan jirin cid rayid ah oo wax ku noqotay.
Ma jiraan Ilo madax bannaan oo xaqiijinaya in duqeymahaas aysan shacab wax ku noqon, laakiin duqeymo horay uga dhacay Soomaaliya ayaa sababay dhimashada iyo dhaawac dad badan oo rayid ah.
Abdiaziz Ahmed Barrow, Hiiraan Online
[email protected]
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay iney kor u qaadayaan la dagaallanka COVID-19
8/28/2020 9:10 AM EST
Jimco, Agoosto 28, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed "Filish" ayaa waxa uu sheegay inuu weli jirto khatartii xanuunka COVID-19 ee Soomaaliya, islamarkaana mas'uuliyiinta caasimadda ay sii wadi doonaan ol-olehii Wacyi-gelinta ahaa ee looga hortagayay.
Axmed Macallin Fiqi oo Baarlamanka Galmudug ka codsaday meel marinta sharciga ammaanka
8/28/2020 8:35 AM EST
Jimco, Agoosto 28, 2020 (HOL) - Wasiirka ammaanka ee maamul goboleedka Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa Baarlamanka dowlad goboleedkaas ka codsaday in la meel mariyo sharciyo la xiriira arrimaha nabad-gelyada deegaanka oo muhiimad badan u leh Galmudug.
Barlamaanka Galmudug oo beeniyay in mooshin lagasoo gudbiyay guddoonka barlamaanka iyo madaxda Galmudug
8/28/2020 6:08 AM EST
Jimco, Agoosto 28, 2020 (HOL) - Xildhibaanada barlamaanka Galmudug ayaa sheegay in aysan diyaar u ahayn mooshin, iyagoo hadalkaan kaga jawaabayay kadib markii maalmahaan warbaahinta laga tebinayay in mooshin lagasoo gudbiyay guddoomiyaha barlamaanka Galmudug, Maxamed Nuur Gacal.
Somali News
Jubaland forces attack Al-Shabaab fighters in Buale
-
HOL
8/28/2020 9:39 AM EST
Mogadishu (HOL) - Jubaland's State Minister for Information, Abdi Hussein Sheikh, told local media on Friday afternoon that an offensive attack against Al-Shabaab fighters in Middle Juba that was conducted earlier in the day has caused significant damage to Al-Shabaab.
Dhusamareb parliament will not table motion against speaker
-
HOL
8/28/2020 9:09 AM EST
Dhusamareb (HOL) - Regional parliamentarians in Galmudug have rebuffed reports that they were preparing to table a motion to remove their parliamentary speaker Mohamed Nur Ga'al.
Somali-Canadian community to meet with WRPS, push for answers about arrest caught on tape
-
CBC
8/28/2020 8:49 AM EST
The Somali Canadian Association of Waterloo Region plans to meet Thursday evening with the Waterloo Regional Police Service to push for answers about the arrest of a Somali-Canadian man last month.
Ethiopia foils planned terrorist attacks from Al-Shabaab, IS
-
APA
8/28/2020 8:37 AM EST
The Ethiopian National Information and Security Service (NISS) on Thursday said it has foiled planned terrorist attacks from Al-Shabaab and Islamic State (IS).“A total of 33 terrorists (16 from Al-Shabaab and 17 from IS) were caught along with explosives and other documents in the just concluded Ethiopian fiscal year, which ended on July 7, said NISS in a statement.
No remote learning for at least 463 mln children: UNICEF
-
Xinhua
8/28/2020 8:34 AM EST
UNITED NATIONS (Xinhua) - Almost one-third of the world's 1.5 billion schoolchildren affected by the COVID-19 shutdown of their schools were unable to use remote learning, a UN Children's Fund (UNICEF) report said on Thursday.
UAE implicated in lethal drone strike in Libya
-
BBC
8/28/2020 1:16 AM EST
The BBC has uncovered new evidence that a drone operated by the United Arab Emirates killed 26 unarmed cadets at a military academy in Libya's capital Tripoli in January 2020.
Mapping the Turkish Military’s Expanding Footprint
-
Bloomberg
8/28/2020 1:00 AM EST
Not since the days of the Ottoman Empire has the Turkish military had such an extensive global footprint. Under its ambitious president, Recep Tayyip Erdogan, Turkey sent troops to Libya to turn the tide of the war there, and it keeps up a military presence in Syria, Iraq, Qatar, Somalia and Afghanistan as well as maintaining peacekeeping troops in the Balkans.
WRPS chief, senior members meet with local Somali community
-
CTV
8/28/2020 12:37 AM EST
KITCHENER -- Waterloo regional police Chief Bryan Larkin and other senior members of the police met with the local Somali community on Thursday night.
Humble clinic gives Guriel villagers a welcome health service near home
-
Radio Ergo
8/28/2020 12:25 AM EST
(ERGO) – Fadumo Osman gave birth a week ago at the new village clinic in Dhagahyale, 55 km south of Guriel, in this remote part of central Somalia’s Galmudug region.
Muslim congress-women to defend seats
-
The Muslim News
8/28/2020 12:24 AM EST
Muslim congresswomen Ilhan Omar and Rashida Tlaib are on course to defend their seats in the November elections alongside their fellow progressive “Squad” members after defeating Democratic primary challengers.