Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Aug 25, 2020
Xasan Shiikh Maxamuud "Aniga iyo Fahad kama hadlin wax siyaasad quseeya"
Talaado, Agoosto 25, 2020 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyay kulan xalay ay wada-yeesheen isaga iyo agaasimaha hay'adda nabad-sugidda Fahad Yaasiin Xaaji, waxa uuna sheegay in kulankooda uusan aheyn mid siyaasadeed .
Qoraal kooban uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa waxa uu tilmaamay in Fahad iyo isaga keliya ay ka wada sheekeysteen arrimo ka baxsan siyaasadda Soomaaliya.
"Aniga iyo Fahad Yaasiin kama aanan hadlin siyaasadda dalka" ayuu Maxamuud ku yiri qoraalkiisa.
Kulanka dhex-maray Xasan Shiikh iyo Fahad Yaasiin ayaa waxa uu noqday mid si weyn warbaahinta dalka ay uga hadleen, waxa uuna kusoo aaday xilli xaaladda siyaasadda Soomaaliya ay gashay marxalad kala guur ah.
Abdiaziz Ahmed Barrow, Hiiraan Online
[email protected]
Dowladda Soomaaliya oo Hirshabeelle ka billaabeysa howl-gal militari
8/25/2020 10:55 AM EST
Talaado, Agoosto 25, 2020 (HOL) - Ciidamada xoogga Soomaaliya ayaa sheegay in howl-gal ka dhan ah Alshabaab ay ka billaabeen deegaanno hoostaga maamulka Hirshabeelle.
Kulan wadatashi oo Baledweyne ku dhexmaray Guddiga Fatahaaddaha Iyo Ururadda Bulshada Rayidka
8/25/2020 9:07 AM EST
Talaado, Agoosto 25, 2020 (HOL) - Kulan xasaasi ah oo isugu jiray taageero iyo dhiiragalin loo sameynayay Guddiga gurmadka iyo ka hortagista Fatahaaddaha Xaalka waara oo Baledweyne ku dhexmaray Ururadda Bulshadda Rayidka, Aqoonyahanadda, Odayaasha, Culuma'udiinka, Haweenka, Ganacsatadda, Dhalinyaradda iyo maamulka gobolka Hiiraan.
Muddo bil ah oo laga joogo xil ka qaadistii raysal wasaare Kheyre iyo kursigiisii oo weli hawaanaya
8/25/2020 6:02 AM EST
Talaado, Agoosto 25, 2020 (HOL) - Muddo bil ah ayaa laga joogaa markii xilka laga tuuray raysal wasaarihii dowladda federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, oo ku beegnayd 25-ka bishii july ee lasoo dhaafay, kadib markii barlamaanku kalsoonida kala noqday.
Puntland iyo Jubbaland oo maanta shir uga furmayo magaalada Garowe
8/25/2020 2:19 AM EST
Talaado, Agoosto 25, 2020 (HOL) - Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta shir gaar ah uga furmayaa magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, halkaas oo shalay Axmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayay ay socdaal ku tageen.
Turkiga oo Soomaaliya geeyay 12 baabuur oo loogu talo galay ciidamada Gorgor
8/25/2020 2:15 AM EST
Talaado, Agoosto 25, 2020 (HOL) - Turkiga ayaa Soomaaliya gaarsiiyay 12 gawaadhi kuwaas oo qeyb ka ah heshiisyo militari iyo iskaashi dhaqaale oo laba geesood ah, Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa sheegtay.
Somali News
One in five children in Somalia show signs of malnutrition- report
-
HOL
8/25/2020 1:21 PM EST
MOGADISHU (HOL) - One in five children under five in Somalia show signs of malnutrition, a new study has revealed warning good nutrition is still out of reach for millions of Somali children in the same age bracket.
Turkey, Libya declare Egypt-Greece maritime deal ‘null and void’ amid East Med tensions
-
Daily Sabah
8/25/2020 1:17 PM EST
Turkey and Libya on Thursday declared a recent agreement signed between Greece and Egypt on the delimitation of maritime jurisdictions in the Eastern Mediterranean “null and void," stressing that the deal usurped and ignored the rights and continental shelves of both Ankara and Tripoli.
Pompeo in Sudan, top US official to visit since uprising
-
AP
8/25/2020 7:14 AM EST
U.S. Secretary of State Mike Pompeo arrived in Sudan on Tuesday, the top U.S. official to visit the African country since last year’s ouster of its autocratic leader, Omar al-Bashir.
Usain Bolt tests positive for coronavirus, self-isolating at home
-
ESPN
8/25/2020 6:49 AM EST
World-record sprinter and eight-time Olympic gold medalist Usain Bolt has tested positive for the coronavirus and is self-isolating at his home in Jamaica after celebrating his 34th birthday with a mask-free party last week.
Kenya Airways set to lay off half of millionaire pilots
-
Business Daily
8/25/2020 6:42 AM EST
Kenya Airways is seeking to lay off half of its pilots as it slashes costs to weather the cash flow crisis deepened by the Covid-19 pandemic.
Somali forces announce new operations in HirShabelle
-
HOL
8/25/2020 6:11 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somali military has announced new offensives against the militant group Al-Shabaab to liberate areas it holds in HirShabelle state.
Confusion over suspected Somali pirate attack
-
Safety Sea
8/25/2020 6:05 AM EST
A chemical tanker is under way again after a stop for repairs and a police boarding was mistakenly reported as the first Somali piracy attack in more than three years.
Turkey delivers 12 off-road vehicles to Somalia
-
8/25/2020 12:41 AM EST
Turkey has delivered 12 off-road vehicles to Somalia as part of bilateral military and financial cooperation agreements, the National Defense Ministry said on Monday.
More on the Somali pirate hijacking that wasn’t
-
Marine Log
8/25/2020 12:34 AM EST
There’s now further confirmation that an incident that at first indicated that the Panama-flagged chemical vessel Aegean II (IMO: 9016911) had been hijacked off the Horn of Africa was something different.
Somali American Teacher Gets Top Grade in Minnesota
-
VOA
8/25/2020 12:21 AM EST
A Somali American has been named Minnesota’s Teacher of the Year for 2020. Qorsho Hassan is the first Somali American to receive the honor,which was announced earlier this month by a group called Education Minnesota.
Kenya, Somalia Border Wall Construction Resumes
-
Kenyans
8/25/2020 12:11 AM EST
The construction of the controversial 700 km wall at the Kenya-Somalia border is back underway according to a former Somali forces Colonel Aden Ruffle.
Canada conservatives elect new leader to battle Trudeau
-
AFP
8/25/2020 12:06 AM EST
OTTAWA: Canadian Conservatives on Monday announced their new leader, former air force navigator Erin O’Toole, who will quickly have to get the party battle-ready to challenge liberal Prime Minister Justin Trudeau in possible snap elections.
Garissa farmers want livestock docket transferred to state
-
The Star
8/25/2020 12:02 AM EST
Accuse ministry of running down even the NCPB, buying local farmers' maize at throwaway prices