
Sabti, Agoosto 22, 2020 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud sayid Aadan aya shaqadii ka joojiyay wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee Jubbaland Maxamed Xasan Maxamed oo lagu eedeyay ku takrifal Maaliyadeed oo aan nidaamka maaliyadda Jubbaland waafaqsanayn.
newsinsideWareegto kasoo baxday madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa lagu sheegay, in baaritaan lagu samayndoono eedaha loo haysto.
newsinsideWareegto kasoo baxday madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa lagu sheegay, in baaritaan lagu samayndoono eedaha loo haysto.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]