Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Aug 16, 2020
Guddoomiyaha aqalka sare: Madaxweyne Farmaajo wuxuu awood aan dastuuri ahayn siiyay aqalka hoose
Axad, Agoosto 16, 2020 (HOL) - Guddomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in awood aan dastuuri lahayn inuu siiyay baarlamaanka aqalka hoose.
Gudoomiyaha aqalka sare wuxuu sheegay in madaxweynuhu aad ugu gafay dastuurka Soomaaliya, kadib markii khudbadiisii shalay ay ku jirtay in golaha shacabku yihiin wakiilada u fadhiya dowlad goboleedyada.
Gudoomiyaha waxa uu sheegay in hadalada madaxweynuhu muujinayaan inaanu ogayn in dalku yahay federalka islamarkaana uu leeyahay baarlamaan ka kooban aqalka sare iyo aqalka hoose.
Halkaan hoose ka aqriso qoraalka guddoomiyaha aqalka sare:-
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
15 Qofood oo la xaqiijiyey in ay ku dhinteen weerarkii Elite Hotel
8/16/2020 3:58 PM EST
Axad, Agoosto 16, 2020 (HOL) - Ilaa iyo 15 qofood ayeey hay'adaha ammaanka xaqiijiyeen in ay ku ku geeriyootay weerarkii gelinkii dembe ee maanta ka dhacay Hotel-ka Elite oo ku yaalla degmada Cabdicasiis, gaar ahaan dacalka xeebto liido. Waxaana sidoo kale ku dhaawacmay dad ku dhow 40 ruux.
Faahfaahin ku saabsan weerarkii lagu qaadday hotel Elite iyo khasaaraha ka dhashay
8/16/2020 1:55 PM EST
Axad, Agoosto 16, 2020 (HOL) - Faafaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxay weerar loo adeegsaday gaari waxyaabaha lagasoo buuxiyay oo lagu qaaday hotel Elite oo kuyaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.
Wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo ka badbaaday qarax
8/16/2020 1:29 PM EST
Axad, Agoosto 16, 2020 (HOL) - Wasiirka Waxbarashada dowladda Federalka Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka badbaaday qarax lagula eegtay inta u dhaxeysa Doolow iyo Baladxaawo Gaar ahaan Deegaan Lagu magacaabo uunsi.
Puntland oo shaacisay inay ka fiirsanayso ka qeyb galka shirka Dhuusomareeb
8/16/2020 11:21 AM EST
Axad, Agoosto 16, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo maanta dib ugusoo laabtay Garowe, kadib safar uu ku tagay dalka Jabuuti, ayaa sheegay inay Puntland ka fiirsanayso ka qeyb galka shirka Dhuusomareeb.
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho
8/16/2020 10:36 AM EST
Axad, Agoosto 16, 2020 (HOL) - Qarax loo adeegsaday gaari lagasoo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir. Waxayna wararku sheegayaan inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac ah .
Faahfaahin: Howlgalo xalay laga sameyay Xaafadaha Magaalada Baledweyne
8/16/2020 7:27 AM EST
Axad, Agoosto 16, 2020 (HOL) - Ciidamada Booliska Maamulka Hirshabelle ayaa xalay howlgalo aan horay looga baran ka sameyay xaafado ka mid ah magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Xisbiyada Somaliland iyo guddiga doorashada oo isku khilaafay waqtiga doorashooyinka barlamaanka iyo dowladdaha hoose
8/16/2020 5:50 AM EST
Axad, Agoosto 16, 2020 (HOL) - Guddiga doorashooyinka Somaliland wuxuu ku casuumay saddexda xisbi inay yeeshaan dood balaadhan oo ku saabsan goorta la qabanayo doorashada dawladaha hoose iyo baarlamaanka.
Sii-hayaha wasiirka waxbarashada oo booqanayo degmooyin ka tirsan Gedo
8/16/2020 4:43 AM EST
Axad, Agoosto 16, 2020 (HOL) - Wafdi uu hoggaaminayo sii-haya wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxay u ambabaxeen maanta Gobolka Gedo, iyagoo tegaya magaalooyinka Garbahaarey, Luuq iyo Beled-Xaawo.
Turkish Airline oo dib u billaabaysa duulimaadyadeedii Soomaaliya
8/16/2020 4:32 AM EST
Axad, Agoosto 16, 2020 (HOL) - Wasaaradda Gaadiidka ee Turkiga ayaa ku dhawaaqday dib u bilaabista duulimaadyada caalamiga ah ee dalal dhowr ah, kuwaas oo loo joojiyay cudurka Coronavirus.
Dhuusamareeb oo ay ka socoto qabanqaabada shirka halkaas ka furmaya
8/16/2020 4:19 AM EST
Axad, Agoosto 16, 2020 (HOL) - Waxaa saakay ka soconaya magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug qabanqabada shirka Dhuusamareeb 3 oo ay yeelanayaan madaxda dowladda faderaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada .
Cabdiweli Gaas oo iska fogeeyay inuu lunsaday dhaqaalihii heshiiska dekeda Bosaso
8/16/2020 3:48 AM EST
Axad, Agoosto 16, 2020 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Puntland, Abdiweli Cali Gaas, ayaa iska fogeeyay inuu lunsaday dhaqaalihii ku baxay heshiiskii dekeda Bosaso oo maamulkeeda ay kula wareegtay shirkadda DP world.
Somali News
KSrelief funds equipping of early warning center in Somalia
-
Al Khaleej
8/16/2020 7:42 PM EST
Hind Al Soulia - Riyadh - MOGADISHU — The Multi-Hazard Early Warning Center, which was funded and supported by King Salman Humanitarian Aid and Relief Center (KSrelief) in collaboration with the Food and Agriculture Organization (FAO), began functioning in the Republic of Somalia.
UPDATE: At least 15 killed in attack on hotel in Somalia's capital
-
AP
8/16/2020 7:16 PM EST
Somalia's security forces on Sunday ended a nearly five-hour siege by Islamist extremists at a beachside hotel in Somalia's capital, said police and a government spokesperson.
Somali Forces end hotel siege, five killed, about 40 injured
-
HOL
8/16/2020 4:37 PM EST
MOGADISHU (HOL) - Security forces in Mogadishu have ended close to five hours siege by the militant group Al-Shabaab at an upscale beachfront hotel in the city.
Bomb hits Mogadishu beach hotel, fighters storm in
-
HOL
8/16/2020 10:50 AM EST
MOGADISHU (HOL) - A vehicle loaded with explosives has rammed into the entrance of Elite Hotel in Mogadishu’s Liddo Beach.
Yassin Juma gets new Ethiopian court date after Covid-19 infection
-
Daily Nation
8/16/2020 9:19 AM EST
Kenyan Journalist Yassin Juma is due to appear in court on August 18, his first session after he contracted Covid-19 at prison in Ethiopia.
Pentagon Using Private Contractors in Kenya to Help Launch Drone Strikes Into Somalia, Probe Finds
-
Sputnik News
8/16/2020 7:13 AM EST
One US soldier and two Pentagon contractors were killed at a military base in Manda Bay, Kenya in January in an attack carried out by al-Qaeda-affiliated Somalia-based terrorist group al-Shabaab.
Ten African innovations to help tackle Covid-19
-
BBC
8/16/2020 1:01 AM EST
As Africa passes more than a million confirmed Covid-19 cases, innovators on the continent have responded to the challenges of the pandemic with a wide range of creative inventions. Here are 10 we've picked out.
Stranded Ship Off Mauritius Coast Breaks in Two, Spilling Tons More Oil Near Protected Ocean Waters
-
AP
8/16/2020 12:43 AM EST
The grounded Japanese ship that leaked tons of oil near protected areas off the Indian Ocean island nation of Mauritius has split apart, officials said Saturday,
Jawahir Roble ‘going all out’ to blaze a trail as female Muslim referee
-
PA Media
8/16/2020 12:37 AM EST
The UK's first female Muslim referee has set her sights on officiating in the Premier League.
On the Covid frontline in Mogadishu
-
Mail & Guardian
8/16/2020 12:08 AM EST
"We want to inform the Somali people that today, March 16 2020, we can confirm the first case of coronavirus in the country,” said Somalia’s health minister, Fawziya Abikar, in a televised statement.