Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Apr 8 , 2020
Dowladda federalka Soomaaliya oo shaacisay kiisas hor leh oo laxariira xanuunka COVID19
Arbaco, Abril, 08, 2020 (HOL)- Wasaarada caafimaadka dalka ayaa xaqiijisay dhimashada kiiskii ugu horeeyay ee COVID19 oo kasoo dhexbaxay bulshada islamarkaana aanan kamid ahaayn dadka kasoo safray dalalka caalamka. Sidoo kale waxaay wasaaradu xaqiijisay afar kiis oo cusub oo laxanuunsan cudurka Caronavirus.
War-saxaafadeed kasoo baxay wasaarada caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu sheegay dhimashada 58 jir laxanuunsanayay cudurka COVID19 islamarkaana aan kamid ahaayn dadkii kasoo safray dalalka dibada. Waxaana wasaaradu aay baaq u dirtay bulshada Soomaaliyeed.
Sidoo kale waxaay wasaaradu xaqiijiyay 4 kiis oo cusub oo laxanuunsan Carona oo aay kamid yihiin 2 qof oo u shaqeeynaayay wasaarada caafimaadka, wasaarada ayaa sheegtay in dadkaan dhamaantood aay yihiin dad kusugnaa gudaha dalka.
Wasaarada ayaa markale bulshada Soomaaliyeed lawadaagtay halista COVID19, waxaayna ugu baaqday in laqaato talooyinka wasaarada caafimaadka islamarkaana aay muhiim tahay in bulshadu aay ku baraarugaan halista uu leeyahay xanuunkan.
War-saxaafadeedka wasaarada caafimaadka ayaa u qornaa sidan:
Qofkii ugu horeeyay oo cudurka Coronavirus ugu geeriyooday Muqdisho
4/8/2020 12:04 PM EST
Arbaco, Abril, 08, 2020 (HOL)- Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qofkii ugu horeeyay uu u geeriyooday cudurka Coronavirus.
Imaaraatka Carabta oo shixnad caafimaad gaarsiiyay Puntland iyo Somaliland
4/8/2020 9:17 AM EST
Arbaco, Abril, 08, 2020 (HOL)- Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa gargaar caafimaad oo looga hortagayo cudurka Coronavirus gaarsiiyay maamulada Somaliland iyo Puntland, waxayna gargaarkaan si isku mid ah uga dageen magaalooyinka Hargeysa iyo Bosaso.
Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo soo gaabisay sanad dugsiyeedkii waxbarasho ee 2019/2020
4/8/2020 8:47 AM EST
Arbaco, Abril, 08, 2020 (HOL)- Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, ayaa iyaodo la tixgelinayo xaaladda caafimaad ee dalka iyo dunidaba ka taagan ee la xiriira cudur saf-marka ah ee Covid_19, waxay si rasmi ah ugu dhawaaqday in la joojiyay qaadashada casharadii waxbarashada dugsiyada ee sannad dugsiyeedka 2019/2020 oo ay hadda ka harsan tahay muddo ka yar afar isbuuc.
Hano Academy oo soo saartay Maaskarooyin ama FaceMasks lagu Xakameeyo faafida COVID-19
4/8/2020 4:06 AM EST
Arbaco, Abril, 08, 2020 (HOL)- Hano Academy oo ah akadeemiyad ka shaqeysa Tacliinta Sare iyo farsamada gacanta ee Soomaaliya, ayaa soo saartay Maaskarooyin ama Face Masks lagu Xakameeyo faafida COVID-19 oo lagu farsameeyay gudaha Soomaaliya.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida “Waxaan fulin doonaa ciqaabta kuwii dambiga ka geeystay Walaweeyn”
4/8/2020 3:29 AM EST
Arbaco, Abril, 08, 2020 (HOL)- Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Korneeyl Xasan Cali Nuur Shuute iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada Walaweeyn ee gobolka Shabeelada Hoose oo dhawaan aay ka dhaceen dagaalo geestay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Boqorkii Cuudka, Xudeydi oo Cudurka Covid-19 ugu geeriyooday magaalada London
4/8/2020 12:15 AM EST
Arbaco, Abril, 08, 2020 (HOL)-Waxaa xalay magaalada London cudurka Covid-19 ugu geeriyooday marxuum Maxamuud Ismaaciil Xuseen oo ku magac dheeraa “Xudeydi”, halkaas uu muddu hal isbuuca ah ugu jiray dhakhtar.
Somali News
Bernie Sanders drops out of 2020 Democratic nomination race, clears path for Joe Biden
-
Reuters
4/8/2020 6:21 PM EST
Sanders has promised to work with Biden, the former vice president, to oust Donald Trump
Somalia records first COVID-19 death as four more cases confirmed
-
HOL
4/8/2020 12:41 PM EST
MOGADISHU (HOL) - Somalia has recorded the first death from COVID-19 as the country confirms four more cases pushing the number of infected patients to 12.
Somalia to start testing COVID-19 locally after acquiring machines
-
HOL
4/8/2020 9:10 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Testing for COVID-19 in Somalia will now be conducted within the country thanks to the acquisition machines by the Ministry of Health.
You will face the full force of the law, military judge warns Wanlaweyn deaths masterminds
-
HOL
4/8/2020 9:07 AM EST
MOGADISHU (HOL) - First Instance military court judge Col. Hassan Nur Shuute has pledged all those behind the bloodshed in Wanlaweyn which has since claimed at least 20 live will face the full arm of the law.
Ethiopia declares state of emergency to curb spread of COVID-19
-
Reuters
4/8/2020 8:38 AM EST
ADDIS ABABA (Reuters) - Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed on Wednesday declared a state of emergency in the country to help curb the spread of the new coronavirus, his office said on Twitter.
Erdogan under pressure as coronavirus cases spike in Turkey
-
AFP
4/8/2020 5:49 AM EST
ISTANBUL (AFP) - President Recep Tayyip Erdogan has stepped up measures to stem rapidly growing coronavirus cases in Turkey but his refusal to impose a full lockdown to keep the economy afloat is drawing criticism.
Somali Music icon passes away from COVID-19
-
HOL
4/8/2020 12:43 AM EST
London (HOL) - A Somali cultural icon, Mohamud Ismail Hussein, or more commonly known as Hudeydi (Xudeydi), has died on Tuesday as a result of complications of COVID-19. He was 92.
Ethiopia secures £24m UK grant to support refugees
-
APA
4/8/2020 12:42 AM EST
Ethiopia has secured a £24 million grant from the United Kingdom to support refugees in two regions of the horn of Africa nation.
Kenya MPs drop plans for special sitting over coronavirus fears
-
Daily Nation
4/8/2020 12:39 AM EST
A special sitting of MPs was cancelled indefinitely due to fears of mass coronavirus infections among them and a warning from the Ministry of Health, the Nation has learnt.
Trump Attacks W.H.O. Over Criticisms of U.S. Approach to Coronavirus
-
New York Times
4/8/2020 12:36 AM EST
In effect, the president sought to blame the group for the very missteps and failures that have been leveled at him and his administration.
Number of confirmed cases of COVID-19 in Djibouti soars to 121
-
Xinhua
4/8/2020 12:11 AM EST
ADDIS ABABA, April 7 (Xinhua) -- The Djibouti Ministry of Health disclosed on Tuesday the number of confirmed COVID-19 cases in the horn of Africa nation has soared to 121.