Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay xaalada fataahada gobolka Gedo

 

Khamiis, Abril 30, 2020 (HOL) - Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa ka hadashay xaalada gobolka Gedo, halkaas oo uu fatahaad ka sameeyay webiga Jubba.

newsinsideWasaaraddu waxay sheegtay inay ahmiyad siinayso in la badbaadiyo nafta dadka lagana daad gureeyo xaafadaha uu webigu Jubba ku fatahay, iyada oo la geynayo qeybta sare magaalada Baardheere.    

Halkaan hoose ka akhriso warsaxafaadeed kasoo baxay wasaaradda.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online