Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, Apr 18, 2020
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ku geeriyooday
Sabti, Abril 18, 2020 (HOL) - Allaha U Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Aadan Xasan Cali oo loo yaqaannay (Aadan Moobileen), oo kamid ahaa golaha aqalka hoose ee baarlamanka Soomaaliya.
Mudanaha oo u aad xanuunsanaa maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa hayay xanuunka macaanka, halka sidoo kale uu ka xanuunsanayay killiyaha, sida ay HOL u sheegaan mas'uuliyiin ka tirsan dowladda.
Allaha u raxmadee Xildhibaan Aadan Moobileen ayaa sidoo kale kamid ahaa guddiga maaliyadda ee Baarlamanka.
Dhowaan ayeey aheyd markii warbaahinta ay kasoo muuqdeen Xildhibaanno uu ku jiro Mahad Cabdalle Cawad oo meshiinka killiyaha lagu dhaqo ka qaadaya Cisbitaalkii Ex-digfeer, iyagoo u wada Cisbitaal kale oo uu xildhibaanka maanta geeriyooday ku xanuunsanayay.
Allaha u Naxariistee waxaa xildhibaankaas lagasoo doortay maamulka Hirshabeelle.
Cabdicasiis Axmed Barrow
[email protected]
Hiiraan Online, Muqdisho
Kiisas cusub oo COVID-19 ah oo laga helay Soomaaliya, xiili weli dadka aysan si rasmi ah ugu baraarugsaneyn bushiga Coronavirus
4/18/2020 3:06 PM EST
Sabti, Abril 18, 2020 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Fawsiya Abiikar Nuur ayaa waxey sheegtay in maanta oo keliya laga helay Soomaaliya kiisas cusub oo ah xanuunka COVID-19 ah oo gaaraya illaa iyo 19 xaaladood.
Madaxweyne Farmaajo oo daah-furay barnaamij taakulo loogu sameynayo danyarta Soomaaliyeed
4/18/2020 10:06 AM EST
Sabti, Abril 18, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad maanta ka dhacday xarunta madaxtooyadda Soomaaliya ku daahfuray Barnaamijka Baxnaano oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysaska danyarta ah.
Guddoonka Baarlamanka oo tacsi u diray qowskii uu ka geeriyooday xildhibaan Jamhuuriya
4/18/2020 6:04 AM EST
Sabti, Abril 18, 2020 (HOL) - Xildhibaankan oo kamid ahaa golaha shacabka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaala magaalada Muqdisho, waxaana maalmihii lasoo dhaafay uu laxanuunsanaa cudurka sokorta.
Dowlada federaalka Soomaaliya oo si adag uga jawaabtay wararka NISA iyo Al-shabaab
4/18/2020 2:55 AM EST
Sabti, Abril 18, 2020 (HOL) - Qoraal kasoo baxay wasaarada warfaafinta Soomaaliya ayaa looga hadlay wararka aay tabisay warbaahinta Kenya islamarkaana aay soo xigteen warbaahinta Soomaalida oo ku aadanaa xariir dhexmaray hay’ada nabadsugida Soomaaliya iyo kooxda Al-shabaab.
COVID-19 - Dr. Gaboose oo Fariin adag u diray Madaxweyne Muuse Biixi
4/18/2020 1:23 AM EST
Sabti, Abril 18, 2020 (HOL) - Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo ah dhaqtar si weyn looga qadariyo maamulka Somaliland kuna taqasusay cudarada faafa sida cudurka COVID-19 ayaa maamulka Muuse Biixi uga digay qaabka loo maamulay ka-hortaga cudurka COVID-19.
Somali News
Somali dominated market in Nairobi closed as government declares it COVID-19 hotspot
-
HOL
4/18/2020 9:26 AM EST
NAIROBI (HOL) - Nairobi’s Eastleigh market has been closed down by the government following the spread of COVID-19 cases in the estate which stand at about five though unconfirmed reports indicate the numbers could be way higher.
Thirty six cases out of 47 tests turned out positive for COVID19 in Somalia
-
HOL
4/18/2020 4:50 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Friday in what translates to close 80% incidence rate raising further concerns on the fast spread of the disease in the Horn of Africa nation.
Somalia rubbishes Kenyan media reports on NISA as ‘false and disparaging’
-
HOL
4/18/2020 4:32 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somalia has dismissed as ‘false and misleading information’ reports in a section of the media in Kenya that its intelligence agency was involved in covert activities aiding the militant group Al-Shabaab.
Iranian refugee Alireza Firouzja defeats world chess champion
-
Alarabiya
4/18/2020 12:33 AM EST
(CNN)A 16-year-old Iranian chess prodigy has upended the chess world by beating World Chess Champion Magnus Carlsen in the final of the Banter Blitz Cup.
Kenyan Newspapers Report about NISA is false, misleading information
-
SONNA
4/18/2020 12:27 AM EST
Mogadishu(SONNA)-The Federal Government of Somalia has noted with serious concern the spreading of false and misleading information regarding Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) published by The Star and Standard media in Kenya.
Africa coronavirus cases could hit 10 million in six months: WHO
-
Al Jazeera
4/18/2020 12:24 AM EST
COVID-19 cases on the continent may shoot up from thousands to millions if models are accurate, UN health agency says.
Egypt fails to see the new realities in Ethiopia, says Foreign Minister
-
Borkena
4/18/2020 12:21 AM EST
Ethiopia’s Foreign Minister says that Egypt is unable to realize that Nile basin countries have a need to use their water resource so as to meet development needs of their countries
Turkey sends coronavirus aid to Somalia
-
AA
4/18/2020 12:15 AM EST
Turkey dispatched a planeload of medical supplies on Friday to Somalia in order to aid its fight against the novel coronavirus.
Djibouti confirms 141 new COVID-19 cases as total rises to 732
-
Xinhua
4/18/2020 12:12 AM EST
ADDIS ABABA (Xinhua) -- Djibouti's Ministry of Health on Friday announced 141 new COVID-19 confirmed cases, bringing the total number of confirmed cases in the Horn of Africa nation to 732.