Khamiis, June, 13, 2019 (HOL) - Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddi heer Wasiirro ah oo baaritaan ku sameeya dhacdadii uu ku geeriyooday taliyihii Boosliika gobolka Hiiraan Gaashaanle Dhexe Maxamed Macoow Xalane.
Horay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddi xaqiiqo raadi ah u magacaabay kiiska uu ku dhintay taliye Macoow.
Hoose ka Akhriso Magacyada guddiga :
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online [email protected]