Hiiraan Online
4/20/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Aug 14, 2019
Cabdifataax Sheekh Ibraahim oo loo magacaabay Duqa maamulka magaalada Jigjiga
Arbaco, Augusto, 14, 2019 (HOL)- Baarlamaanka maamulka magaalada Jigjiga ayaa maanta waxay Duqa maamulka magaalada Jigjiga u ansixiyeen inuu noqdo Cabdifataax Sheekh Ibraahim oo ah nin dhalinyaro degaanka u dhashay waxna bartay.
Duqa cusub ee maanta la ansixiyay ayaa dadka yaqaanaa ku tilmaameen nin Aqoon sare leh, isla markaana ku haboon xilka loo magaacay.
Shacabka magaalada Jigjiga ayaa soo dhaweeyay magacaabista duqa cusub, iyagoo ka sugaya duqa cusub inuu wax badan ka qabto hawlaha horumarka iyo nabadgalyada maamulka magaalada Jigjiga.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]