4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Apr 10, 2019
Aqriso: War murtiyeed laga soo saaray shir Kismaayo ugu soo xirmay hay'adaha dastuurka dalka

Arbaco, April, 10, 2019 (HOL) –Shirkan oo furmay maalintii Axadda ee 7-da Abriil ayaa lasoo gabagabeeyay ayadoo intii uu socday looga doodayay cutubyada 6-aad, 7-aad iyo 9-aad ee dastuurka oo ay soo diyaariyeen guddiga baarlamanka iyo gudiga madaxa bannaan, waxaana doodda ka qeybgalay madaxda wasaaradaha dastuurka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada iyo xubno ka socday gudiyada baarlamanka heer federaal iyo dowlad goboleedyada.

Shirkan ayaa laga soo saaray war murtiyeed ka koobnaa qodobo dhowr ah;

halkan hoose ka aqriso war murtiyeedka kasoo baxay shirka.




Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.