4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Sept 9 , 2019
Wasiir Goodax oo magacaabay guddiga Tacliinta Sare

 

Isniin, September, 09, 2019 (HOL)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Magacaabay Guddiga KMG ah ee Tacliinta Sare,gudigaas oo ka kooban Shan xubnood ayaa kala ah  guddoomiye,  Xoghaye guud iyo iyo Saddex Xubnood.

Dabayaaqadii Todobaadkii la soo dhaafay ayaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre waxaa uu sheegay in Axada wixii ka dambeeya uu dalka yeelan doono taas oo Maanta la Magacaabay.

Hoose ka akhriso magacaabista iyo magacyada guddiga :-

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]