4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Sept 17, 2019
War Murtiyeedka laga soo saaray shirka dib u heshiisiinta Galmudug

 

Talaado, September, 17, 2019 (HOL)-War murtiyeed ka kooban saddex bog ayaa laga soo saaray shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.

Shirka dib u heshiisiinta Galmudug ayaa waxaa xalay lagu soo  gabagabeeyay magaalada Dhuusamareeb iyadoo uu munaasabadii xiritaanka  shirkana uu ka qeybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Maxamed  Cabdulaahi Farmaajo.

Akhriso War-murtiyeedka shirka :-

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]