4/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Oct 6 , 2019
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo saartay qorshaha xuliska Baarlamaanka iyo Doorashada madaxweynaha Jubbaland

Axad, October, 06, 2019 (HOL)-War-saxaafadeed ay baahisay wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay qorshe doorasho.

Waxaa lagu sheegay warsaxaafadeedka wasaaradda inay diyaarisay qorshe kalsooni lagu gaarayo oo la xiriira soo xuliska Baarlamaanka 2aad ee Jubbaland iyo Doorashada madaxweynaha.

Warsaxaafadeedka oo dheeraa ayaa ku soo aaddaya xilli dhowaan ay doorasho ka dhacday Jubbaland, iyadoo dib loo doortay Axmed Madoobe, balse dowladda Federaalka ayaa diiddan natiijada doorashada.

Hoos ka akhri warsaxaafadeedka;









Iman Mohamed Jama, Hiiraan Online
[email protected]