4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Oct 5 , 2019
Xiliga uu furmayo fadhiga Golaha Shacabka oo la shaaciyay

 

Sabti, October, 05. 2019 (HOL)-Guddoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka uu furmi doono maalinta Arbacada ah ee soo socota oo ay Taariikhda ku beegan tahay 09ka October 2019.

Qoraal uusoo saaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiisay Warbaahinta ayaa lagu faray xildhibaannada iney deg deg dalka ugu soo laabtaan .

Qoraalka ka soo baxay guddoonka Golaha Shacabka :-

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]