4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Nov 12, 2019
Dowladda Soomaaliya oo shaqada ka joojisay Labo Hay'ad Warbaahineed

 

Talaado, November, 12, 2019 (HOL)-War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqda looga joojiyay labo hay'ad Warbaahinteed oo dalka ka howlgali jiray

Hay'addaha shaqada laga joojiyay oo kala ah Media Ink iyo Perspective Media ayeey ku eedeeysay Wasaaradda  in ay raaci waayeen nidaamka ay Wasaaraddu u dejisay hay’adaha ka  shaqeeya warbaahinta ee ku sugan gudaha Dalka. 

Labada Hay’adood ee shaqada laga joojiyay ee  Media Ink  iyo Perspective Media ayaa ka shaqeenayay dhinaca Warbaahinta, waxa ayna Hay’adahan xaruntooda weyn kutaalaa magaalada Nairobi.

Hoose ka akhriso Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda :-

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]