4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, May 25, 2019
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay hab raaca doorashooyinka dowlad gobolleedyada

 

Sabti, May, 25, 2019 (HOL) - Wasaarradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay hab raaca doorashooyinka la filayo dhawaan in ay dhacaan dowlad gobolleedyada qaarkood, iyadoo la filayo in bisha Agosto Jubbaland la qabto doorashada madaxweynaha maamulka.

Qoraalka Wasaarradda Arrimaha gudaha ka soo baxay oo ka kooban Labo Bog ayaa lagu faah faahiyay hab raaca guud sida ay dowladdu dooneyso in u dhacaan doorashooyinka la filayo in dhawaan ay ka qabsoomaan dowlad gobolleedyada qaarkood.

Hadaba Hoose ka Akhriso Qoraalka :

 

 C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]