4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Mar 3 , 2019
Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay ciidamada la wareegay xarunta maamulka ee Cadaado

 

Axad, Marso 03, 2019 (HOL)-War ka soo baxay madaxtooyada dowlad gobolleedka Galmudug ayaa looga hadlayxiisada ka dhalatay ciidamada ka tirsan NISA ee xalay la wareegay Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Cadaado.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in Galmudug aysan gorgortan ka  galeyn amnigeeda iyo wadajirka deegannadeeda.,islamarkaana  Shacabka looga baahan inay garab istaagaan.

Hoose ka Akhriso qoraalka ka soo baxay madaxtooyada Galmudug :

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]