Axad, Maarso, 24, 2019 (HOL)- Khadar Jikre iyo Axmed Nur Sh Maxamed saahid oo ahaa Siyaasiyiin degaanka u dhashay ayaa ciidamada amniga ee degaanku xabsiga u taxaabeen.
Arrintan ayaa loo aanaynayaa waraysi ay siiyeen warbaahinta, taas oo ay kaga hadleen inuu is casilo Mustafe, sababna uga waxa ay ku sheegeen inuu xilkii shacabka uu u hayay uu ku guuldaraystay.
Dhanka laamaha amniga ma jirto wax faahfaahin ah oo ay arrintan ka bixiyeen.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online [email protected]