4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Mar 24, 2019
Liiska Xildhibaannada cusub ee gollaha deegaanka degmada Gaalkacyo

Axad, March 24, 2019 (HOL)-  Wasiirka arrimaha gudaha Puntland,Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa shaaciyay liiska golaha cusub ee deegaanka degmada Gaalkacyo,kaddib markii la kala diray golihii hore ee deegaanka.

Golaha cusub ee deegaanka ayaa ka kooban 31 xubnood, waxaa markii ugu horreysay ay dumarku heleen tiridii ugu badneyd oo ah lix xubnood.

Marka la dhaariyo golaha deegaanka ayaa waxaa ay iska dhex dooran doonan guddoomiyaha cusub ee degmada iyo ku-xigeenkiisa.

Hoos ka akhri liiska golaha;


Iman Mohamed Jama, Hiiraan Online
[email protected]