4/20/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, July 6 , 2019
Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka oo go'aamo ka soo saartay Doorashooyinka Jubbaland

Sabti, July, 06, 2019 (HOL)- Wasaaradda arrimaha gudaha,federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka ayaa goor dhow soo saartay go'aamo cusub oo la xiriira doorashada Jubbaland.

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in odayaasha dhanka iyada oo la adeegsaday ee saxda ah in liiskooda ay wada saxiixayaan wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo midda dowlad-gobolleedka Jubbaland.

Sidoo kale, warka ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha federaalka ayaa lagu caddeeyay in halkii kursi loo soo xulayo hal xildhibaan oo kaliya.

Hoos ka akhri warsaxaafadeedka;

Iman Mohamed Jama, Hiiraan Online
[email protected]