4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, July 5 , 2019
Baarlamaanka Federaalka oo berri kulmaya

Jimco, July, 05, 2019 (HOL)- Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa Sabtida berri ah kulan ku leh xarunta golaha shacabka ,iyadoo kullanka lagu wargeliyay xildhibaannada golaha shacabka.

Ajendaha kulanka ayaa ah Akhrinta koowaad ee wax ka badalka sharciga shaqaalaha rayidka iyo warbixinta Baarlamaanka Jaamacadda Carabta.

Sharciga shaqaalaha rayidka oo muhiimad weyn u leh shaqaalaha ayaa isha lagu haya wax ka badalka lagu sameeyay, iyadoo la filayo marka ay dhammeystiraan xildhibaannada akhrintiisa inay kalsoonida u qaadan.

Iman Mohamed Jama, Hiiraan Online
[email protected]