4/18/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, Jan 4 , 2019
Abuukaate Cabdicasiis oo ku guuleystay doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland

Jimco, Janaayo, 04, 2019 (HOL)-  Doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland ayaa goor dhow la soo gabagabeeyay.

Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan ayaa loo doortay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland, kaddib markii uu helay 38 cod.

Natiijada doorashada;

Abuukaate Cabdicasiis Cabdulaahi 38cod.

General Cabdicasiis Gacamey13cod.

Cabdixamiid Shiikh Cabdisalaam 14cod

Waxaa xumaaday hal cod.

Doorashada guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka ayaa goor dhow billaabnaysa,sida uu guddigu sheegay.

Iman Mohamed Jama, Hiiraan Online
[email protected]