4/20/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Jan 10, 2019
Ra’iisal wasaare Kheyre oo magacaabay guddiga Badbaadda iyo soo celinta hantida Qaranka

 

Khamiis, Janaayo, 10, 2019 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka

Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka kooban 11 xubnood oo ay ku jiraan Wasiirro ka tirsan Xakuumadda.

Hoos ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha :

  

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]