4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Feb 13, 2019
Golaha Wasiirradda Koonfur Galbeed oo la soo dhameystiray

Arbaco, Feberaayo, 13, 2019 (HOL)- Madaxweynaha dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Ibraahim Lafta-Gareen ayaa soo dhameystiray xubnaha golihiisa Wasiirradda, isaga oo horay u magacaabay 10 Wasiir oo kaliya.

Liiska cusub ee xubnaha golaha Wasiirradda maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka dhax muuqda xubno horay uga mid ahaa xukuumaddii Shariif Xassan Sheekh Aadan, kuwaa oo markii danbe siweyn uga dhax muuqday ololihii doorashada madaxweyne Lafta-Gareen.

Akhriso magacyada xubnaha golaha Wasiirradda :

 

 C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]