3/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Feb 10, 2019
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay golaha wasiirrada

Axad, Feberaayo, 10, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Puntland ,Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goor dhow oo caawa ah ku dhawaaqay Liiska Golaha wasiirrada Puntland oo isugu jira wasiiro, wasiir ku-xigeeno iyo wasiiru dowlayaal.

Hoos ka akhri liiska Golaha xukuumadda cusub ee Puntland;

1.Wasiiirka Wasaaradda Cadaaladda        Cawil Sheikh Xaamud

2.Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka       Mohamed Abdirahman Dhabancad

3.Wasiirka Amniga iyo DDRTa                   Cabdisamad maxamed Gallan

4.Wasiirka Maaliyadda                               Xassan Shire Abgaal

5.  Wasiirka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha  iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdiqafaar Cilmi Xaange

6.  Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare  Cabdullaahi maxamed Xassan

7. Wasiirka Caafimaadka     Dr, Jaamac Faarax Xassan

8.Wasiirka Howlaha guud, gaadiidka iyo guryeynta    Axmed Bashiir Muuse

9.Wasiirka Dekeddaha & Gaadiidka Badda        Maxamed Cabdi Cismaan Majaajiyo.

10.  Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada     Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay)

11.  Wasiirka Haweenka & Horumarinta Qoyska Aamina cisman Xaaji Jaamac

12.Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska    Cali Xassan Axmed Sabareey

13.Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Cismaan Aden

14.Wasiirka Deegaanka, Beeraha & Waraabka Ismaaciil Diiriye Gacmadiid

15.Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashuga Cabdullaahi Cabdi Xirsi

16.Wasiirka Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash

17.Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse

18.Wasiirka Tamarta, Macdanta & Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran)

Wasiir kuxigeenno.

1- Wasiir kuxigeenka Cadaaladda & Arrimaha Diinta Maxamed Cali Faarax

2- Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Cabdiweli Mire Xirsi iyo Maxamed Musadaq Maxamed

3- Wasiir kuxigeenka Amniga & DDRTA Yuusuf Maxamed Ismaaciil.

4- Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Cumar Xassan Fiqi iyo Yaasiin Ibraahin Ciise.

5- Wasiir kuxigeenka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga caalamiga Yaasiin Mire Maxamuud.

6- Wasiir kuxigeenka Waxbarashada & Tacliinta Sare Mukhtaar Maxamuud Xassan Jayte

7-Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi

8-Wasiir kuxigeenka Howlaha guud & Guryeynta Maxamed Xuseen Xaashi

9-Wasiir kuxigeenka Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda Yaasiin Cartan Maxamed

10- Wasiir kuxigeenka Duulista Hawada iyo Garoomada Sucaad Saalax Nuur

11- Wasiir kuxigeenka Horumarinta Qoyska & Haweenka Sahro Cabdi Xirsi

12- Wasiir kuxigeenka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cabdisalaan Xaaji Siciid Faarax

13- Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Cabdiweli Seed Cali

14- Wasiir kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xassan Ciise iyo Faaisa Cali ismaaciil.

15- Wasiir kuxigeenka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Mustafa Daahir Aden

16- Wasiir kuxigeenka Kalluumeysiga & Kheyraadka badda Cabdikhaaliq Maxamed Maxamuud

17- Wasiir kuxigeenka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Axmed Cabdiraxmaan Xirsi

18- Wasiir kuxigeenka Tamarta, Macdanta & Biyaha Maxamed Bashiir Cabdullaahi

Wasiiru dowlayaasha

1- Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee Arrimaha Dastuurka Saalax Xabiib Jaamac

2-Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Maxamed Axmed Kunle

3-Wasiiru dowlaha Maaliyadda Maxamed Cabdulqaadir Cismaan

4-Wasiiru dowlaha Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalah iyo Iskaashiga caalamiga ah Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahim

5-Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare Cabdullaahi Xassan Roobke.

6-Wasiiru dowlaha Caafimaadka Sayid Cumar Guuleed

7-Wasiiru dowlaha Duulista Hawada & Garoomada Maxamed Xassan Kiili.

8-Wasiiru dowlaha Deegaanka, Beeraha & Waraabka Cabdirashiid Cali Geelle.

9-     Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Cabdiqani Geelle Max’ed.


Iman Mohamed Jama, Hiiraan Online
[email protected]











Click here
2/10/2019 3:46 PM EST
Axad, Feberaayo, 10, 2019 (HOL)- Waxaa maanta magaalada Diridhabe lagu xusay xuska maalinta Ciidamada qaranka ee Itoobiya, xuskan ayaa waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah madaxda degaanada dalka.

2/10/2019 2:44 PM EST
Axad, Feberaayo, 10, 2019 (HOL)- Maxkamadda Gobolka Maroodi jeex ayaa maanta ku xukuntay wargeyska madaxa banaan ee Foore, taas oo ay ku xukuntay hal sano oo adhig ah iyo ganaax saddex milyan oo shilling Somaliland.

2/10/2019 10:56 AM EST
Axad, Feberaayo, 10, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay furitaanka Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo sannadkan diirrada lagu saarayo arrimaha qaxootiga iyo barakacayaasha Afrika ayaa sheegay in madaxda looga baahan yahay in ay la yimaaddaan go’aamo iyo siyaasado waxtar u leh qaxootiga iyo barakacayaasha qaaradda.

2/10/2019 7:02 AM EST
Axad, Feberaayo, 10, 2019 (HOL)-Saddex Askari oo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee nabad ilaalinta u jooga dalka Koonfur Suda ayaa ku dhintay shil diyaaraddeed oo ka dhacay gudaha xeryo UNku leeyihiin.

2/10/2019 6:20 AM EST
Axad, Feberaayo,10, 2019 (HOL)- Baarlamaanka Puntland oo maanta yeeshay fadhi ay soo xaadireen 53 Xildhibaan ayaa ka doodday qaabka loo ansixinayo golaha wasiirrada cusub ee la filayo inuu dhawaan magacaabo madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni.

2/10/2019 4:02 AM EST
Axad, Feberaayo,10, 2019 (HOL)- Koox hubeysan ayaa goor dhaw toogasho ku dilay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Hodan sarkaal ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya.

2/10/2019 3:31 AM EST
Axad, Feberaayo, 10. 2019 (HOL)-Turkiga ayaa cambaareeyay hanjabadda iyo cabsida Shiinuhu ku haayo dadka muslimiinta ah ee qabiilka Wiguuru (Uighur), taas oo la tilmaamay in ay ceeb ku tahay xagga bini aadanimada.

2/10/2019 12:12 AM EST
Axad, Feberaayo, 10, 2019 (HOL)-Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya casho sharaf ugu sameeyay madaxda Africa ee halkaa u jooga ka qeybgalka shirka midowga Africa oo maanta furmaya.

2/10/2019 12:10 AM EST
Axad, Feberaayo, 10, 2019 (HOL)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in koox hubeysan xalay ku dileen Waqooyiga magaalada nabadoon ka mid ahaa waxgaradka gobolka Mudug.

2/10/2019 12:07 AM EST
Axad, Feberaayo, 10, 2019 (HOL)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa kulan gaar ah kula yeeshay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guiteres oo ay ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta dowladda federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.