4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Apr 8 , 2019
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay taliyaha ciidanka Daraawiishta

 

Isniin, April, 08, 2019 (HOL)– Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagreen) ayaa waxaa uu magacaabey taliyaha ciidanka Daraawiishta Koonfur galbeed iyo kuxigeenadiisa.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa taliyaha ciidanka Daraawiishta KG loogu Magacaabey Yoonis Aadan Xasan oo mar soo noqday Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Baay halka kuxigeenkiisa loo Magacaabey Cabdulle Isaaq Ibraahim.

Wareegtada magacaabista :

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]