4/18/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Apr 11, 2019
War-saxaafadeed: Galmudug oo eedeeyn u jeedisay dowladda

Khamiis, April, 11, 2019 (HOL)- War saxaafadeed kasoo wasaaradda warfaafinta, hanuuninta, dhaqanka iyo dalxiiska Galmudug ayaa lagu eedeeyay madaxda dowladda Soomaaliya wadashaqeyn la'aan kala dhexeeysa dowlad goboleedyada, gaar ahaan Galmudug, ayadoo madaxda Galmudug ay sheegeen in aysan ka qeybgali doonin shir looga hadli doono amniga dalka oo uu martigeliyay Madaxweynaha dalka.

Halkan ka aqriso war saxaafadeedka;



Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.