4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, May 2 , 2018
Puntland oo soo saartay war saxaafadeed loogu mahadcelinayo dowladda isku tagga imaaraadka Carabta
Arbaco, May, 02, 2018 (HOL)-Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in Dowlada Imaaraadka Carabta ay Umadda Soomaaliyeed u fududeeyso arrimo badan sida dal ku galka Dalkaasi iyo degenaanshaha, Hadalka ayaa lagu shaaciyay war saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland.

War saxaafadeedka ayaa looga mahadceliyay Dowlada Imaaraadka Carabta tallaabooyinkan, iyadoo maalmihii u dambeeyay ay jireen khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya Xukumada Federalka Soomaaliya iyo Dowlada Imaaraadka Carabta.

War Saxaafdeedka ayaa sidan u qornaa:-




Ilyaas Axmed Cilmi, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho-Soomaaliya.