4/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Mar 17, 2018
Hay’adda Culimada oo War ka soo saartay Khilaafka Baarlamaanka

 

Sabti, Maarso, 17, 2018 (HOL) – Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Baarlamaanka iyo Xukuumadda, iyadoo ku baaqday inay diyaar u yihiin inay dhex dhexaadiyaan dhinacyada khilaafka u dhaxeeya.

Akhriso Bayaanka ka soo baxay hay’adda Culimada :

 

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]