4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, July 5 , 2018
Axmed Madoobe oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda

 

Khamiis, July, 05, 2018 (HOL) – Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay xilli dambe isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada, waxaana magacaabistan ku jira shaqsiyaad ku cusub golaha lagu soo daray.

Maalmahan dambe ayaa warbaahinta waxa ay aad u hadal heysay in Madaxweyne Axmed Madoobe uu wado qorshe uu isku shaandheyn ugu sameynayo Golihiisa Wasiirada, si shaqada loo dardargeliyo.

Hoose ka Akhriso magacyada xubnaha Golaha Wasiiradda:

 

 C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]