4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Jan 11, 2018
Golaha Iskaashiga dowlad gobolleedyada oo War ka soo saaray Kuraasta ka bannaan golaha shacabka

 

Khamiis, Janaayo, 10, 2018 (HOL) - Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa war murtiyeed ka soo saaray kuraasta Xildhibaanada ee ka banaan baarlamaanka 10aad, muddo lix bilood ka badan, iyadoo Golaha walaac ka muujiyay, kana soo horjeestay go’aanka Maxkamadda sare ee gal dacwadeed ugu furtay kuraasta Xildhibaanada ee bannaan.

Akhriso Bayaanka :