4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Feb 22, 2018
Madaxweyne Biixi oo maanta magacaabay mas'uuliyiin cusub

 

Khamiis, Feberaayo, 22, 2018 (HOL) –Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta masuuliyiin cusub u magaacaabay qaar ka mid ah hay’adaha dawladda.

Sagaalkan masuul ee hay’adaha dawlada uu kala magacaabay ayaa kala ah:

Tir

Magaca

Xilka

1.

Cismaan Sheekh Cabdi Sheekh Maxamed Kaahin

Maareeyaha Hay'adda Waddooyinka

2.

Mustafe Faarax Cali Aadan

Maareeye Ku-xigeenka Hay'adda Waddooyinka

3.

Muuse Xasan Xaaji Yuusuf

Guddoomiyaha Hay'adda Dhawrista Tayada

4.

Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra Xaaji Gaydh)

Guddoomiye Ku-xigeenka Hay'adda Dhawrista Tayada

5.

Maxamed Cali Bille Guuleed

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada

6.

Axmed Xasan Cigaal Sahal

Safiirka Somaliland u Fadhiya Itoobiya

7.

Maxamed Warsame Ducaale

Ergayga Gaarka ah ee u Qaabilsan Somaliland Qaramada Midoobay

8.

Maxamed Cabdikariin Cumar Ismaaciil (Maarshaal)

Safiir Ku-xigeenka Somaliland u Fadhiya Itoobiya

9.

Ayaanle Salaad Diiriye

Safiir Ku-xigeenka Somaliland u Fadhiya Dalka Kiiniya

Dhinaca kale, Madaxweynuhu wuxuu magacaabay toddoba Garsoore oo uu u magacabay maxkamadda Ciidamadda qalabka sidda:

Tir

Magaca

Xilka

1.

Gaashaanle Sare, Saleebaan Muuse Xasan

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland

2.

Gaashaanle Sare, Siciid Xasan Maxamed

Garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland

3.

Gaashaanle Dhexe, Ibraahin Maxamuud Guuleed

Guddoomiyaha Maxkamadda D1aad ee Aaga Bari

4.

Gaashaanle, Cabdillaahi Xasan Carraale

Garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland

5.

Gaashaanle, Yaasiin X. Cali Maxamuud

Garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland

6.

Gaashaanle Dhexe, Fu'aad Raage Maxamed Xirsi

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka

7.

Gaashaanle, Khadar Cali Maxamuud

Xeer-ilaaliye Ku-xigeenka 1aad ee Ciidammada Qaranka

                 [

Barkhad-ladiif M. Cumar, Hiiraan Online

[email protected]

Hargeysa, Somaliland.