4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Dec 30, 2018
Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay Gudoomiyaha Jubbada Dhexe
Axad, December, 30, 2018 (HOL)-Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu magacaabay Gudoomiyaha gobolka J/dhexe.

Wareegtada ayaa u qornayd sidan;


Magacaabista Gudoomiyaha ayaa kusoo beegmeysa ayadoo gobollada Jubooyinka ay ka soconayaan abaabullo ciidan oo la doonayo in lagu xoreeyo gobolka J/dhexe oo ay si buuxda u maamusho Al-shabaab.

Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]