4/24/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Aug 5 , 2018
Qarax weyn oo goor dhaw ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho

 

Axad, August, 05, 2018 (HOL) – Qarax weyn oo inta badan laga maqlay degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho.

Gaar ahaan Qaraxan ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay  Goob Maxaaqi ah oo lagu magacaabo Somaali Cafe oo xiliyada habeenkii dadku isugu tagaan, waxaana hadda gaaray goobta ay wax ka dhaceen gadiidka gurmadka deg deg ah.

Wixii ka soo kordha waan idin soo gudbin doonaa

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]