4/24/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Apr 5 , 2018
Puntland oo ka hadashay khilaafka u dhaxeeya xildhibaannada Golaha Shacabka

Khamiis, April, 05, 2018 (HOL) – Shirka Golaha Wasiirada Maamulka Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin amniga, xaaladaha bani’aadanimo iyo xiisada siyaasadeed ee ka taagan Magaalada Muqdisho.

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]