4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Nov 20, 2018
Dhamaan Shaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la fasaxay

 

Talaado, November, 20, 2018 (HOL) – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay maanta guud ahaan fasaxday Shaqalaha Dowladda, iyadoo lagu arintaa lagu weyneeynayo munaasabadda dhalashada Nabigeena Maxamed NNKH oo ku beegan 12-ka bishan Mowiid sanadka 1440 H oo ku aadan maanta oo taariikhdu tahay 20/11/2018 darteed.

Qoraalka ka soo baxay Wasaarradda Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa arintan lagu war-galiyay dhamaanba laamaha kala gadisan ee dowladda :

 

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]